Saturday, March 23, 2019

Qiimaha Shidaalka Somaliland oo sare u kacay

Wararka ka imanaya degaanada Somaliland ayaa sheegaya in qiimaha shidaalka degaannadaas uu sare u kacay kaddib khilaad soo kala dhexgalay Xukuumadda Buuse Biixi iyo...

Sool: Clan Militia clash leaves 40

Reports from Sool Region claiming that more than 40 people dead and more than 80 others injured on yesterday after two Clan Militias fought...

Sarkaal ka tirsanaa Milatariga Somaliland oo goostay

Abaanduulihii Ciidamada Somaliland ee Gobolka Sanaag ayaa la sheegayaa in uu ka goostay Ciidanka Maamulka Somaliland. Abaanduulaha Ciidanka Somaliland ee Gobolka Sanaag kana goostay maamulka...

Muuse Biixi: “wax wadahadal ah lama galeyno Somaliya”

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maalmahan safar ku maraya degaannada Bariga ee Maamulkaas ayaa sheegay in uusan diyaar u ahayn wadahadal uu...

Jabuuti iyo Somaliland oo ku tartamaya halkii laga dhoofin lahaa shidaalka Itoobiya

Wasiirka Macdanta iyo Tamarta ee Maamulka Somaliland Jaamac Maxamuud Cigaal ayaa sheegay in ay codsi u direen dowladda Itoobiya kaas oo ah in dhuumaha...

Somaliland oo Xeebaheeda ka joojisay Maraakiibta shisheeye

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Maamulka Somaliland Xasan Maxamed Cali  ayaa sheegay in ay go'aan ka qaateen Maraakiibta ka kalluumeysta xeebaha Maamulkaasi. Sababta waxa uu ku...

Hargeysa: Xubno ka tirsanaa Kulmiye oo ku dhawaaqay garab cusub

Koox ka tirsan Xisbiga Kulmiye ee maamulka Somaliland taladiisa haya ayaa shir jaraa'id oo ay ku qabteen Magaalada Harhgeysa waxaa ay uga dhaqaaqeen Garab...

Somaliland oo la wareegtay Haamaha keydka Shidaalka ee Berbera

Xukuumadda Somaliland ayaa maanta la wareegtay Haamaha Keydka Shidaalka ee Magaalada Berbera,halkaas oo bilihii la soo dhaafay uu ka taagnaa muran u dhaxeeyay dowladda...

Somaliland oo shuruud ku xirtay Wadahadalka Dowladda Federaalka

Maamulka Somaliland ayaa shuruud ku xiray dib u billaabidda wadahadalka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland. Wasiirka arrimaha Dibadda ee Somaliland Yaasiin Maxamuud...

Cameey: “Nabadda qoor qabadka ah ee Qaramada Midoobey ma soconeyso”.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland C/Xakiin Xaaji Cumar Cameey ayaa rajo xumo ka muujiyay dadaalka Qaramada Midoobey iyo IGAD ay ku doonayaan in lagu...
error: Content is protected !!