Monday, January 21, 2019

Somaliland oo shuruud ku xirtay in ay dib ula midowda Somaliya inteeda kale.

Maamulka Somaliland ayaa sheegay in ay suuragal tahay in ay dib u midoobaan labadii Gobo lee isu tagay lixdankii,kuwaas oo markii dambe qeybta waqooyi...

Somaliland oo Abiye Axmed ka codsatay in uu u soo jeesto arrinta kala dhaxeysa...

Maamulka Somaliland ayaa ra’isalwasaaraha Itoobiya ugu baaqay in uu faragelin ku sameeyo xaaladda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Somaliland u dhaxeysa. Somaliland ayaa sheegtay...

Duq Cusub oo Maanta Hargeysa Loo doortay, Isaga iyo Xubnihii Doortay oo La xiray.

Wararka ka imaanaya Magaalada Hargeysa Xarunta Maamulka Somalilnad ayaa sheegaya in la xiray Duqa Cusub ee ay doorteen Dadweynaha Degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Maxamed...

Somaliland oo eedeyn u jeedisay Micheal Keating.

Wasiirka arrimaha dibadda Maamulka Somaliland ayaa dhaliil u jeediyay wakiilkii hore ee qaramada Midoobey ee Soomaaliya Micheal Keating. Wasiir Sacad Cali Shire ayaa sheegay in...

Taliye ku xigeenka Sirdoonka Sucuudiga oo booqday Somaliland

Taliye ku xigeenka Hay'adda Sirdoonka Sucuudiga Jeneraal Ahmad Hassan Mohammad Asiri,ayaa booqasho qarsoodi ah ku tagay magaalada Hargeysa ee Xarunta Somaliland. Mr Axmed Xasan Moxamed, ayaa...

Beesha Caalamka oo D.Federalka iyo Somaliland ku cadaadineysa in ay wadahadlaan.

Waddamada taageera Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamullada hoos yimaada ayaa waxaa ay hadda cadaadis saarayaan dowladda Federaalka ah iyo Maamulka Somaliland oo...

Itoobiya oo Qunsulkeedii kala baxday Somaliland!

Dowladda Federaalka ah ee Itoobiya ayaa dib ugu yeertay  Qunsulkii u joogay Somaliland iyada oo arrintaasi aan ilaa hadda si rasmi ah loo sababeyn. Bereha Tesfay...

Xildhibaanno billaabay xallinta Colaadda Gobolka Sool

Xildhibaan Axmed Maxamed Axmed oo katirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la hadlay Mustaqbal ayaa sheegay in ay la xiriireen Odoyaasha dhaqanka Gobolka...

Al-shabab oo 418; weerar geystay lix bilood gudahood, Warbixin.

Daraasad lagu sameeyay weerarrada Al-shabab  ee dhacay intii u dhaxeysay October 2017 ilaa April 2018 oo ay u dhaxeyso lix bilood ayaa lagu faah...

Somaliland oo sheegtay in ay maanta qaabileyso Ciidan dib uga laabtay sarkaal horay uga...

Guddoomiyaha Gobolka Sanaag ee Somaliland Maxamed Axmed Caalin ayaa sheegay in maanta Magaalada Ceerigaabo ay ku qaabilayaan Sarkaal ka tirsanaan jiray Ciidamada Somaliland hayeeshee...
error: Content is protected !!