Saturday, March 23, 2019

10 Caqabad oo adkaynaysa guul lagagaaro qorshaha tiro-koobka ciidanka XDS

Dhowaan waxa ay baahisay Mustaqbal qoraal falaqeynaya soona bandhigaya natiijada kasoo baxday Tira-koob ay si wadajir u sameeyeen Wasaaradaha gaashaandhigga, Maaliyadda, Taliska ciidanka xoogga...

Ciidamada Puntland iyo Somaliland oo dhaq dhaqaaq ka wada Gobolka Sanaag

Wararka ka imanaya Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Ciidamada Maamullada Puntland iyo Somaliland ay dhaq dhaqaaq ka wadaan degaanka Yubbe ee Gobolka Sanaag. Ciidamada Somaliland...

Maamulka Somaliland oo xiray Mas’uuliyiin Musuq loo heysto.

Maamulka Somaliland ayaa maanta xiray mas'uuliyiin haya xillal Maamuleed oo lagu eedeeyay in ay ku kaceen musuq-maasuq iyo wax is dama marin. Agaasimaha maamulka ee...

Howlaha Dekadda Berbera oo hakad ku jira maalintii 6aad

Dhaq dhaqaaqa Dekadda Magaalda Berbera ayaa wali hakad ku jira kaddib markii ay Ganacsatada joojiyeen adeegsiga Dekadda. Arrintan ayaa ka dhalatay go'aan 12kii Bishan ay...

Eritrea oo ka hadashay socdaalka Wasiir Saalax ee Hargeysa

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka arrmaha dibadda Dalka Eritrea ayaa maanta tagay magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland. Wafdigan waxaa hoggaaminaya Cismaan Saalax Maxamed oo ah...

DPWorld oo soo bandhigtay qarashka ka galay Dekadda Berbera

Sharikadda DPWorld ee laga leeyahay Dalka Imaaraadka Carabta ayaa shaacisay dhaqaalaha ay ku maalgelisay Dekadda Magaalada Berbera sanad kaddib markii Baarlamaanka Soomaaliya uu diiday...

Fawsiya Yuusuf: Wadahadallada Somaliya iyo Somaliland waxa habboon in Odayaasha lagu wareejiyo”

Xildhibaanad Fawsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah Golaha shacabka Soomaaliya ayaa soo jeediysay in wadahadallada dowladda Federaalka ah iyo Maamulka Somaliland lagu...

Berbera: Ganacsatada dekadda Berbera oo shaqo joojin sameeyay

Ganacsatada Dekadda Berbera kala soo dega Badeecadaha ayaa ku dhaqaaqay shaqo joojin kaddib markii ay sharikadda DPWorld kordhisay lacagaha canshuuraha ah iyo qiimaha sarrifka. DPWorld...

Xaggee lagu qabanayaa Wadahadalka dowladda Federaalka ah iyo Somaliland?

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland ayaa isu diyaarinaya in mar kale dib u furmaan  wadahadalladii u dhaxeeyay labada dhinac ee hakadka...

DPWorld oo kordhisay lacagaha laga qaado Ganacsatad Dekadda Berbera

Sharikadda DPWorld ee maamusha Dekadda magaalada Berberaba ayaa maanta dhaqan gelisay amar horay uga soo baxay sharikadda. Amarkan ayaa ahaa in laga billaabo 12ka March...
error: Content is protected !!