Tuesday, February 19, 2019

Somaliland oo Xeebaheeda ka joojisay Maraakiibta shisheeye

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Maamulka Somaliland Xasan Maxamed Cali  ayaa sheegay in ay go'aan ka qaateen Maraakiibta ka kalluumeysta xeebaha Maamulkaasi. Sababta waxa uu ku...

Hargeysa: Xubno ka tirsanaa Kulmiye oo ku dhawaaqay garab cusub

Koox ka tirsan Xisbiga Kulmiye ee maamulka Somaliland taladiisa haya ayaa shir jaraa'id oo ay ku qabteen Magaalada Harhgeysa waxaa ay uga dhaqaaqeen Garab...

Wasaaradda Qorsheynta Somaliya oo ka hadashay habka Somaliland uga qeyb geleyso qorshaha Qaranka

Cabdulqaadir Maxamed Aadan;  Xoghyaha Joogtada Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumairnta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadlay sida Maamulka Somaliland looga qaybgelinayo qorshaha qaranka...

Wasiirro hore uga tirsanaa Somaliland oo soo gaaray Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa soo gaaray afar Qof oo ka tirsanaa Xukuumaddii Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ee Maamulka Somaliland iyo dad kale oo la socda. Wasiirrada...

Imaaraadka oo tababaraya 15,000 oo ciidanka Somaliland ah

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ka hadashay Saldhigga Milatari ee ay ka dhiseyso Berbera,howlaha uu qabanayo, qandaraaska lagu dhisayo iyo sharikadda dhiseysa. Qoraallo diblmaasiyadeed oo ka...

DPworld oo shaqaalaha Dekadda Berbera ku amartay qaadashada Baasaboorka Somaliya

Sharikadda DPWorld ee laga leeyahay Dalka Imaaraadka Carabta ayaa qaar ka mid ah shaqaalaha sharikaddaasi ee ka holwgala Dekadda Berbera ku amartay in ay...

Guurtida Somaliland oo waqtiga u kordhisay Baarlamaanka

Golaha Guurtida ee Maamulka Somaliland ayaa muddo kordhin u sameeyay Golaha Wakiillada kaddib kulan ay maanta ku yeesheen Magaalada Hargeysa. Kulanka Golaha Guurtida ee saaka...

Sidee buu qofka mas’uulka ah ugu dhiiradaa Hantida Dadweynaha? Dhageyso Qiso dhacday!

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaadhsiinta Maamulka Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal ayaa sheegay in uu la xannuunsanayo Lacago dadweyne oo uu cunay. Maxamed Jaamac...

Waraabe dad ku cunay Gobolka Awdal.

Ugu yaraan 2 Qof oo Carruur ah ayaa dhimatay halka ay todobo kale dhaawacmeen kaddib markii uu waraabe weerar ku qaaday dad ku sugnaa...

Kulmiye iyo Ucid oo shaciyey Xiliga ay dhaceyso Doorashada Baarlamaanka Somaliland

Xisbiyada Siyaasada Maamulka Soomaaliland ayaa war ay soo saareen ku sheegey in ay Go’aan ka gaaray xiliga ay dhacey Doorashada Baarlamaanka iyo Deegaanka Soomaaliland Xisbiyada...
error: Content is protected !!