Saturday, March 23, 2019

Xukuumadda Tunisia ayaa meelmarisay xeer simaya dhaxalka Ragga & Dumarka

Golaha wasiirada ee Tunisiya ayaa shalay oo jimce ahayd u codeeyey islamrkaana meelmariyey mashruuca qaanuun kusaabsan arrimaha shaqsiga ah ama qofka la xiriira, waxa...

Hanka Itoobiya Weli Waa Halkiisii!!

Haddii waayo aan ku doodi jirnay lahaanshaha dhulalka Soomaaliyeed ee ay haystaan dowladaha Kenya iyo  itoobiya, hadda fogaanta dhuleed ee aan ka hadalnaa waa...

Kulanka golaha guud ee Dalladda Warbaahinta Soomaaliyeed (SOMA) oo ka furmay Muqdisho

Kulankan oo ah midkii 5aad ee ay isugu yimaadaan xarumaha warbaahinta ee xubnaha ka ah Dalladda Warbaahinta Soomaalieed SOMA, ayaa ka furmay Muqdisho, waxaana...

Xiriirka u dhexeeya Saddaqada iyo Liibaanta oo la helay!

Haddii aad macnaha Qur’aanka taqaan ama aad aqriso  waxa aad ogtahay in xukunka sharciga ah ee ugu dheer ee qur’aanku kahadlo uu yahay Aayadda...

Warbaahinta & kaqaybqaadashada Nabadda!

Mid kamid ah ganacsatada Muqdisho ayaa habeen taleefoon ii soo diray, waa Habeenkii Axadda oo Mooshinka kiciyey khilaafka u dhexeeya xukuumadda iyo golaha shacabka...

Sidee loo dhigaa qodob-wareed?

Qoraalka qodob-wareed waa kaduwan yahay dhigidda dhammaan maqaalada kale ama xirmooyinka xogaha xambaarsan, sababtu waa in qodob-wareedku uu u soo badhigayo ama soo gudbinayo...

Sanad kaddib Qarixii Isgoyska Zoobe!

Madax kamid ah xukuumadda Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir iyo dadweyne badan ayaa kaqaybgalay xuska iyo ducada muwaadiniintii Soomaaliyeed ee ku geeriyootay Qarixii 14-Okt-2017...

Macalimuu: Xukuumadda RW Kheyre waa xukuumaddii ugu Qallafsanayd ee soomarta Saxaafadda.

Xog-hayaha ururka suxufiyiinta qaranka Maxamed Ibraahim Macalimuu oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ururka suxufiyiinta qaranku uu aad uga...

Sidee Baarlamaanku qiil ugu heli karaa in ay si hoose lacag uga qaataan xukuumadda,...

10; July-2018, waxaa Baarlamaanka 10aad look ala dilaray warqad loogu sheegayo in uu xirmay kalfadhigga 3aad ee Baarlamaanka 10aad, madaxweynaha Soomaaliya waxa uu xilligaas...

Waa maxay War?

Jawaabta Su’aasha “Waa maxay war” waxa ay noqon kartaa, War waa wixii cusub; waa waxa xilligaas la joogo dhacaya, haddii aad eegto/fiiriso sida Qaamuusku...
error: Content is protected !!