Monday, January 21, 2019

Sidee loo dhigaa qodob-wareed?

Qoraalka qodob-wareed waa kaduwan yahay dhigidda dhammaan maqaalada kale ama xirmooyinka xogaha xambaarsan, sababtu waa in qodob-wareedku uu u soo badhigayo ama soo gudbinayo...

Isbeddelka Geeska Afrika Nin u togan ninna u taban!

Gobolka Geeska Afrika waxa loola jeedaa Juquraafi ahaan Dhulka qalalan ee dhaca inta u dhexeysa galbeedka Badda cas iyo gacanka cadmeed una yaal sida...

12ka ciidan ee adduunka ugu xoogga badan sanadka 2018

Mac-hadka Global Firepower oo ka faallooda awoodda ciidamada iyo dagaalka ayaa daabacay warbixintiisa sanadlaha ah oo ku saabsan 12ka ciidan ee adduunka ugu xoogga...

Wasaaradda Warfaafinta & Isbeddelka laga filayo

4-tii wasiir ee ugu dambeysay ee soo martay wasaaradda warfaafinta  dowladda Soomaaliyeed waxa ay isugu jireen kuwo ay dhab ka ahayd oo rabay in...

Waa maxay War?

Jawaabta Su’aasha “Waa maxay war” waxa ay noqon kartaa, War waa wixii cusub; waa waxa xilligaas la joogo dhacaya, haddii aad eegto/fiiriso sida Qaamuusku...

Sanad kaddib Qarixii Isgoyska Zoobe!

Madax kamid ah xukuumadda Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir iyo dadweyne badan ayaa kaqaybgalay xuska iyo ducada muwaadiniintii Soomaaliyeed ee ku geeriyootay Qarixii 14-Okt-2017...

6-da Astaamood ee Warka (News values)

Si sheeko wareed u noqoto mid ku habboon in la baahiyo waxa ay u baahan tahay in ay war iyo wax lasheego tahay, haddaba...

Xiriirka u dhexeeya Saddaqada iyo Liibaanta oo la helay!

Haddii aad macnaha Qur’aanka taqaan ama aad aqriso  waxa aad ogtahay in xukunka sharciga ah ee ugu dheer ee qur’aanku kahadlo uu yahay Aayadda...

Muran u dhexeeya 6 shirkadood iyo Gaadiidleyda dekedda Muqdisho!

Laga soo billaabo sanadkii 2014, dekedda Muqdisho waxaa ka taagan muran iyo is faham xumo u dhexeysa dhinacyada kala ah Wasaaradda gaadiidka, Dekdedda, ganacsatada...

Koofurgalbeed & Puntland maxaa kala duway labada doorasho?

Hordhac: Ahun: Cabdulqaadir Maxamed Aadan Soobe ayaa 1944-kii waxa uu xubin ka noqday xisbigii SYL, balse waxa uu kabaxay kaddib markii isaga iyo madaxdii...
error: Content is protected !!