Saturday, March 23, 2019

Dr Cumar Iimaan ma tahay in uu Raalli gelin kabixiyo gefka kadhanka ah MW...

Horraantii 1991 Rag katirsanaa Ururkii Al Itixaad kana mid ahaa culimada ugu waaweyn ayaa  kaddib dhismaha dowladdii madaxweyne Cali Mahdi Maxamed waxa ay u...

Facebook oo qoraneysa shaqaale Soomaali ah

Sharikadda Facebook oo todobaadkii la soo dhaafay u dabaaldegtay sanadguuradeedii 15aad ayaa shaacisay in ay qaadaneyso shaqaale cusub oo ka shaqeynaya Nairobi Kenya. Shaqaalaha ka...

Afgembigii caddaa 21-Oktobar ?

48 sano ka hor Maanta oo kale sanadkii 1969;kii waxa ka dhacay Jamhuuriyadda Soomaaliya afgenbigii loo bixiyey Inqillaabkii caddaa, oo malaha loola jeeday in...

Koofurgalbeed & Puntland maxaa kala duway labada doorasho?

Hordhac: Ahun: Cabdulqaadir Maxamed Aadan Soobe ayaa 1944-kii waxa uu xubin ka noqday xisbigii SYL, balse waxa uu kabaxay kaddib markii isaga iyo madaxdii...

Xiriiriyaha Wehsilowga ah & Raadiyaha!

 Raadiyuhu weli waa xiddigga ay dad badan ka helaan xogta maalinlaha ah iyo macluumaadka la xiriira waxa kadhacaya adduunka, sida ay shaacisay hay'adda QM...

Hanka Itoobiya Weli Waa Halkiisii!!

Haddii waayo aan ku doodi jirnay lahaanshaha dhulalka Soomaaliyeed ee ay haystaan dowladaha Kenya iyo  itoobiya, hadda fogaanta dhuleed ee aan ka hadalnaa waa...

Xiriirka u dhexeeya Saddaqada iyo Liibaanta oo la helay!

Haddii aad macnaha Qur’aanka taqaan ama aad aqriso  waxa aad ogtahay in xukunka sharciga ah ee ugu dheer ee qur’aanku kahadlo uu yahay Aayadda...

Siyaasadeynta howlaha Bani’aadminimo & Aragtida Xeerka caalamiga ah ee Bani’aadminida

Hordhac: Maqaalkani waxa uu ku saabsan yahay muranka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo Dowladda Imaaraadka Carabta, kaas oo si xun u saameeyey howlaha...

Warbaahinta & kaqaybqaadashada Nabadda!

Mid kamid ah ganacsatada Muqdisho ayaa habeen taleefoon ii soo diray, waa Habeenkii Axadda oo Mooshinka kiciyey khilaafka u dhexeeya xukuumadda iyo golaha shacabka...

Muran u dhexeeya 6 shirkadood iyo Gaadiidleyda dekedda Muqdisho!

Laga soo billaabo sanadkii 2014, dekedda Muqdisho waxaa ka taagan muran iyo is faham xumo u dhexeysa dhinacyada kala ah Wasaaradda gaadiidka, Dekdedda, ganacsatada...
error: Content is protected !!