Tuesday, December 11, 2018

Muran u dhexeeya 6 shirkadood iyo Gaadiidleyda dekedda Muqdisho!

Laga soo billaabo sanadkii 2014, dekedda Muqdisho waxaa ka taagan muran iyo is faham xumo u dhexeysa dhinacyada kala ah Wasaaradda gaadiidka, Dekdedda, ganacsatada...

Macalimuu: Xukuumadda RW Kheyre waa xukuumaddii ugu Qallafsanayd ee soomarta Saxaafadda.

Xog-hayaha ururka suxufiyiinta qaranka Maxamed Ibraahim Macalimuu oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ururka suxufiyiinta qaranku uu aad uga...

Xukuumadda Tunisia ayaa meelmarisay xeer simaya dhaxalka Ragga & Dumarka

Golaha wasiirada ee Tunisiya ayaa shalay oo jimce ahayd u codeeyey islamrkaana meelmariyey mashruuca qaanuun kusaabsan arrimaha shaqsiga ah ama qofka la xiriira, waxa...

12ka ciidan ee adduunka ugu xoogga badan sanadka 2018

Mac-hadka Global Firepower oo ka faallooda awoodda ciidamada iyo dagaalka ayaa daabacay warbixintiisa sanadlaha ah oo ku saabsan 12ka ciidan ee adduunka ugu xoogga...

Isbeddelka Geeska Afrika Nin u togan ninna u taban!

Gobolka Geeska Afrika waxa loola jeedaa Juquraafi ahaan Dhulka qalalan ee dhaca inta u dhexeysa galbeedka Badda cas iyo gacanka cadmeed una yaal sida...

6-da Astaamood ee Warka (News values)

Si sheeko wareed u noqoto mid ku habboon in la baahiyo waxa ay u baahan tahay in ay war iyo wax lasheego tahay, haddaba...

Sanad kaddib Qarixii Isgoyska Zoobe!

Madax kamid ah xukuumadda Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir iyo dadweyne badan ayaa kaqaybgalay xuska iyo ducada muwaadiniintii Soomaaliyeed ee ku geeriyootay Qarixii 14-Okt-2017...

SOMA oo maanta Galkacyo kusoo gababeysay Tababar kusaabsan Bedqabka suxufiyiinta

Tababarka bedqabka suxufiyiinta oo ay kaqaybgaleen 12 suxufi oo ka kala socday 8 xarun warbaahineed ayaa lagu qabtay Hotelka Aljazeera waqooyiga magaalada Galkacyo ee...

Waa maxay War?

Jawaabta Su’aasha “Waa maxay war” waxa ay noqon kartaa, War waa wixii cusub; waa waxa xilligaas la joogo dhacaya, haddii aad eegto/fiiriso sida Qaamuusku...

Sidee loo dhigaa qodob-wareed?

Qoraalka qodob-wareed waa kaduwan yahay dhigidda dhammaan maqaalada kale ama xirmooyinka xogaha xambaarsan, sababtu waa in qodob-wareedku uu u soo badhigayo ama soo gudbinayo...