Monday, January 21, 2019

Madaxweynaha Cusub ee Punland oo soo saaray Amaro ku socda Bankiya Puntland.

War-Qoraal ah oo uu soo saaray Madaxweynaha Cusub ee Dowlada Goboleedka Puntland Cisiid Cabdulaahi Deni ayaa lagu ambay Bangiyada Maamulka Puntland in aan lacag...

Jubbaland oo hambalyo u dirtay Madaxweyne Cusub ee Puntland.

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa u hambalyey Madaxweynaha Cusub ee dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta loo doortay Xilka Madaxweyne Maamulka Puntland. Warka...

Cameey oo ku haray Wareegga 1aad, waxaa loo gudbay wareegga 2aad

Guddiga doorashada Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland ayaa soo gaba gabeeyay tirinta codadka wareeggii 1aad ee doorashada Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland. Waxaa ku loollamayay...

Sawirro: Wafdi ka socda Dowladda Federaalka ah oo u duulay Garowe

Wafdi ka socda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka duulay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho,waxaana ay ku sii jeedaan maagaalada Garowe ee...

Puntland State of Somalia elected new Leader

The Regional MPs of Puntland had elected today next President of Puntland State, the winner is Said Abdullahi Deni who got 35 votes of...

Taariikh nololeedka Madaxweynaha cusub ee Puntland.

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta loo doortay Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland,waxaana uu ka adkaaday 20 musharrax kale. Dhalashada iyo Waxbarashada: Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni...

Siciid Cabdullahi Deni oo loo doortay Madaxweynaha Puntland

Siciid Cabdullahi Deni ayaa ku guuleystay doorashada Madaxweynaha Puntland kaddib markii doorasho aad u adag ay dhexmartay isaga iyo Asad Cismaan Cabdullahi. Asad ayaa keensaday...

Siciid Deni iyo Asad Cismaan oo isu soo haray,wareegga ugu dambeeyay

Waxaa soo idlaaday tirinta codadka doorashada wareegga 2aad ee Madaxweynaha Puntland,waxaana isu soo haray labo musharrax. Asad Cismaan iyo Siciid Cabdullahi Deni ayaa isugu soo...

Gaas iyo Jebiye oo ku haray wareegga 1aad, yaa soo gudbay?

Waxaa soo dhamaatay tirinta Codadka wareegga 1aad,waxaana soo baxay saddex Musharrax oo kala ah Siciid Cabdullahi Deni oo helay 20 Cod. Asad Cismaan Cabdullahi oo...

Doorashada Puntland: Codeynta wareegga 1aad oo soo dhamaatay iyo tirinta oo billaabatay

Codbixinta XIldhibaannada Baarlamaanka Puntland ayaa soo dhamaatay,waxaana la guda galay tirinta codadkii ay dhiibteen. Guddiga doorashada ayaa u yeeray 21ka Wakiil ee Musharrixiinta si halkaas...
error: Content is protected !!