Tuesday, February 19, 2019

Ra’isalwasaare Kheyre oo maanta tagaya Garowe

Ra'isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta tagaya Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland. Xasan Cali Kheyre waxaa uu ka qeybgelayaa xuska sanad guurada...

Ra’isalwasaare Kheyre oo ku wajahan Garowe

Ra'isalwasaaraha Xukuumadda Somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa in uu booqasho ku tao Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland. Safarka Ra'isalwasaaraha ee Garoowe ayaa...

Keating oo gaaray Garowe

Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ee Micheal Keating ayaa gaaray Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Punt;and. Socdaalka Keating ee Garowe ayaa la sheegayaa in...

Taliska Ciidanka isku dhafka ah ee Gaalkacyo oo dalbaday ciidan dheeraad ah.

Jaamac Maxamed Axmed ; Taliyaha Ciidamada Isku dhafka ee Gaalkacyo oo la hadlay Idaacadda Mustaqbal ayaa sheegay in Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ay ka...

Six Somali Fishers messing

Reports from Puntland state of Somalia Coast saying that six Somali fishers are messing when their Fishing Vessel sink. Gure Ali Omar is one of...

Lix kalluumeysato ah oo lagu la’yahay Xeebaha Puntland

Wararka ka imanaya degaannada Maamulka Puntland gaar ahaanna Gobolka Bari waxaa ay sheegayaan in meydka mid ka mid ah lix Kalluumeysato ahaa oo shalay...

Taliyaha Booliska iyo Keating oo gaaray Gaalkacyo

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya  Bashiir Cabdi Maxamed(Ameeriko) iyo Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Michael Keating,ayaa gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Wafddiga gaaray Gaalkacyo,waxaa ay...

Gaalkacyo: Dad ku dhintay dadbley rasaas ku furtay Gaari Qaad waday

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaa ay sheegayaan in hal qof uu geeriyooday qof kalena uu dhaawac soo gaaray. Falkan...

Wasaaradaha Kalluumeysiga D.Goboleedyada oo xiriirka u jaray midda Federaalka.

War saxaafadeed ay wada jir u soo saareen Wasaaradaha Kalluumeysiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayey ku sheegeen in ay hakiyeen wixii xiriir wada shaqeyneed ahaa...
error: Content is protected !!