Monday, January 21, 2019

Deni oo ka hadlay sida ay noqoneyso xukuumadda uu soo dhisayo

Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa ka hadlay sida ay noqon doonto xukuumadda cusub ee uu ku howllanyahay dhismaheeda. Deni ayaa...

Ciidamada Puntland oo Saakay howlgalo ka wada Gobolka Bari.

Wararka Mustaqbal Radio ay ka heleyso Gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada Maamulka Puntland ay howlgalo ka wadaan Dhulka Buuraleyda ah ee Gobolkaasi. Howlgalka ayaa...

Deni iyo Gaas oo shir Gudoomiyey shirka Golaha wasiirada Maamulka Puntland.

Madaxweynaha Cusub ee Puntland siciid Cabdullahi Deni  iyo madaxweynii hore ee Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si wada jira u Gudoomiyey shirka...

Madaxweynaha cusub ee Puntland oo ka hadlay dagaalka Somaliland iyo Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada.

Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni, ayaa markii u horeysay bixiyay Wareysi, kaidb doorashadiisa, Isagoo uga hadlay khilaafka Dowladda iyo Puntland, Dagaalka...

Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo lakulmay Gaas.

Magaalada Garoowe ee Xarunta maamulka Puntland waxaa maanta Kulan ku yeeshey Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynihii hore ee Maamulkaasi Cabdiwali...

Siciid Deni oo la kulmay Taliyayaasha Hay’adaha amaanka Puntland.

Maagalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland waxaa maanta ku kulmay madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Cabdullahi Deni iyo taliyayaasha hay’daha amaanka Maamulkaas. Siciid Cabdullahi Deni...

Xubno ka socda Dowladda Federaalka oo Garoowe kula kulmay Madaxweynaha Cusub ee Puntland. (Sawirro).

Gelinkii dambe ee maanta waxaa Magaalada Garoowe gaaray Xubno isugu jiray Xildhibaanno iyo Wasiiro katirsan Dowladda Federaalka Federaalka oo deegaan Doorashadoodu tahay Puntalnd. Maalmihii lasoo...

Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Puntland iyo Ku Xigeenkiisa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku Xigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed...

Galmudug oo sheegtay in ay si dhow ula shaqeynayso Madaxweynaha Cusub ee Puntland.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Cisiid Cabdullaahi Deni oo maanta golaha...

Axmed Karaash oo loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Puntland

Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka Puntland ayaa waxaa ay shaaciyeen natiijada Doorashada Madaxweyne ku xigeenka. Doorashada wareegga ugu dambeeya waxaa ku tartamayay Cabdi Ibraahim...
error: Content is protected !!