Monday, January 21, 2019

Daacish oo lacago ku soo rogtay Ganacsatada Boosaaso.

Wararka ay Magaalada Boosaaso ka heleyso Idaacadda Mustaqbal waxaa ay sheegayaan in Ururka Daacish uu dhaqaale bille ah ku soo rogay Ganacsatada Magaaladaas. Arrintan waxaa...

Baarlamaanka Puntland oo kala tagaya bisha soo socota

Kulan Maanta Xubnaha Baarlamaanka Maamulka Puntland ay ku yeesheen Magaalada Garowe ayaa waxaa ay ka soo saareen qodobo dhowr ah oo ay ka mid...

Nin Oromo ah oo xalay lagu dilay Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay Nin Oromo ah lagu dilay Magaalada Boosaaso. Ninkaas waxaa dilay Nin...

Cameey: “Nabadda qoor qabadka ah ee Qaramada Midoobey ma soconeyso”.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland C/Xakiin Xaaji Cumar Cameey ayaa rajo xumo ka muujiyay dadaalka Qaramada Midoobey iyo IGAD ay ku doonayaan in lagu...

Howlgal ka socda Boosaaso iyo dil xalay ka dhacay

Wararka saaka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada amaanka ay wadaan howlgal lagu baadi goobayo koox dabley...

Guddoomiyaha Gobolka Bari oo ku baaqay nabad gelyada Oromada Gobolka

Guddoomiyaha Gobolka Bari ee Maamulka Puntland ayaa ku baaqay in la nabad geliyo dadka Oromada ah ee ku nool degaannada Puntland. Waxaa uu ka hadlayay...

Puntland oo sheegtay in ay dishay 15 xubnood oo ka tirsanaa Al-shabab

Ciidamada Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay dileen 15 xubnood oo ka mid ah Xarakada Al-shabaab kaddib howlgal ka dhacay Buuraleyda Calmadow ee degaannada...

Nin xalay wiil ku dilay Gaalkacyo oo Booliska isu dhiibay

Wiil Dhallinyaro ah oo xalay Fiidkii dil ka geystay maagaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa isu dhiibay Booliska isaga oo qirtay in falkaas...

Shirka Golaha Wasiirrada Somaliya oo maanta ka dhacay Garowe

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda  Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in uu maanta ka dhoco Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland. Ra'isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali...

Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka oo ka hadlay Caqabadaha Hortaagan Howshooda.

Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka oo Wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Mustaqbal waxa uu kaga hadlay Howlaha horyaalla Guddigooda. Caqabadaha dalka ka...
error: Content is protected !!