Monday, January 21, 2019

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo is casilay

 Wasiirka Wasaarada arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee maamulka Puntland oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garowe ayaa sheegey in uu iska casilay xilka...

Howlgal ka socda Boosaaso kaddib dil xalay ka dhacay

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi uu saaka ka socdo howlgal ay fulinayaan Ciidamada amaanka Maamulka...

Madaxweyne Gaas oo shaqada ka eryay Saraakiil dhaliilay shirkii Golaha Iskaashiga ee Garoowe.

Wararka ka imanaya magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland, ayaa sheegaya in Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday C/Wali Maxamed Cali (Gaas) uu shaqada ka eryay Saraakiil...

Madaxweynaha cusub ee Puntland oo ka hadlay dagaalka Somaliland iyo Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada.

Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni, ayaa markii u horeysay bixiyay Wareysi, kaidb doorashadiisa, Isagoo uga hadlay khilaafka Dowladda iyo Puntland, Dagaalka...

Maamulka Gobolka Bari u digay dhallinyarada dhaca geysata

Maamulka Gobolka Bari ee Puntland ayaa war ka soo saaray dhallinyaro lagu eedeeyay in ay qeyb ka yihiin amni xumada ka jira caasimadda Gobolka...

Imaaraatka oo ku faanay in uu door ka qaatay la dagaalanka Argagixisada Dalal Soomaaliya...

Dr. Anwar bin Mohammed Gargash oo ah Wasiiru Dowladaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Imaaraatka Carabta oo ka hadlay kulan looga hadlayay la dagaalanka waxa looga...

Faroole: “Gaas Makiinadaha lacagta ayuu geystay Garowe”

Senator C/Raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa Madaxweynaha Puntland C/Wali Maxamed Cali Gaas iyo Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Puntland ku eedeeyay in ay Makiinado lacagaha...

Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo maanta 64-sano jirsaday.

12-kii Oktoober sanadkii 1954-tii ayaa la hindisay Calanka Soomaaliya oo Midibkiisu yahay Buluug Cirka oo kale, dhexda laga dhigay Xidigta Shanta gees oo ka...

Axmed Karaash oo loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Puntland

Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka Puntland ayaa waxaa ay shaaciyeen natiijada Doorashada Madaxweyne ku xigeenka. Doorashada wareegga ugu dambeeya waxaa ku tartamayay Cabdi Ibraahim...

Xildhibaan ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedka ka socda Gobolka Sool.

Waxay fahfaahin kasoo baxaysa dagaal beeleed dib uga soo cusboonaadey Koonfurta gobolka Sool, gaar ahaan degaan lagu magacaabo degaanka Dhumay. Cooladdan oo u dhaxeysa malleeshiyaad...
error: Content is protected !!