Monday, January 21, 2019

Madaxweyne Farmaajo oo mar kale shir ku ballamiyay Dowlad Goboleedyada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa isaga oo garwaaqsan baahida loo qabo ilaalinta midnimada, wadajirka iyo qarannimada Soomaaliyeed, isla markaasna tixraacaya...

Madaxweyne Waare oo laga reebay Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada. (Sawirro)

Wararka ka imanaaya Magaalada Garoowe ayaa sheegaya in gelinka dambe ee maanta uu ka furmayo Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Gooleedyada. Sida ka muuqato Boorarka madaxda...

Xaaf oo shahaado sharaf ka helay dowlad Goboleedyada,Sawirro

Iyada oo Maanta Magaalada Garowe lagu soo gaba gabeeyay shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada lagana soo saaray war-murtiyeed ka kooban 15 qodob oo Amaanka,Siyaasadda...

Aw-Xirsi: ” Dowlad-goboleedyadu kama qeybgelayaan shirka Muqdisho, aniga ayaa la ii wakiishay”,Maqal

Sida uu Mustaqbal Radio u sheegay Wasiirka Qorsheynta Jubaland Aadan Aw-Xirsi Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa diiday ka qeybgalka shirka Amniga Qaranka ee uu dhawaan...

Wasaarada Maaliyada Puntland oo soo bandhigtay xisaabcelinta lacagihii ay ka heshay Dowlada Federalka.

Wasaaradda Maaliyadda Puntland, ayaa kasoo jawaabey hadalkii kasoo yeeray Wasiirka Maaliyadda dowladda Federaalka, Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle, ee ah in maamullada ku maqan tahay xiisab...

Wasiirada Dowlad Goboleedyada oo laga doonayo xisaab cilin

Warqadda summaddeedu tahay MOF/OM/1316/18 soona baxday 05-Sep-2018 oo ay soosaartay wasaaradda maaliyadda dowladda dhexe ee Soomaaliya ayaa looga dalbaday wasiirada maaliyadda ee dowlad-goboleedyada Soomaaliya in...

Aqriso War-Murtiyeedka Shirkii Dowlad Goboleedyada ee Garowe

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa shirkii ay ku lahaayeen Garowe ka soo saaray war-murtiyeed ku saabsan qodobadii ay ka doodeen. Dhinaca amaanka ayey ku...

Yaa ka qeybgelaya Caleemasaarka Madaxweyne Deni ee maanta?

Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland waxaa lagu wadaa in ay maanta ka dhacdo munaasabadda Caleemasaarka Madaxweynaha cusub ee Puntland. Siciid Cabdullahi Deni ayaa munaasibadda...

Al-shabab oo sheegatay in ay weerarro ka fulisay Puntland iyo Koofur Galbeed.

Xarakada Al-shabab ayaa sheegatay in Ciidamo taabacsan ay weerarro ka geysteen degaanno ka kala tirsan Maamullada Puntland iyo Koofur Galbeed. Weerarka hore ayey sheegeen in...

Xildhibaanno billaabay xallinta Colaadda Gobolka Sool

Xildhibaan Axmed Maxamed Axmed oo katirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la hadlay Mustaqbal ayaa sheegay in ay la xiriireen Odoyaasha dhaqanka Gobolka...
error: Content is protected !!