Monday, January 21, 2019

Puntland oo Sheegtay in Walxa qarxa ay ku soo qabteen Howlgalo ay sameeyeen Boosaaso.

Ciidamada Ammaanka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen Xaafadaha Magalada Boosaaso ayaa waxaa la sheegay inay kusoo qabteen waxyaabaha qarxa oo la...

Puntland oo soo bandhigtay Itoobiyaanka deegaanadooda tagay sanadkii 2018.

Wasaarada Arrimaha Gudaha maamulka Puntland, ayaa soo bandhigtay tirada dadka Muhaajiriinta ah ee galay deegaanadooda sanadkii dhamaaday ee 2018. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha...

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Wakiillada Hay’adaha Qaramada Midoobey

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay laamaha Hay’addaha UN-ka qaybtooda ka hawlgala deegaanada Maamulka Puntland. Kulanka uu Madaxweynaha Puntland...

Wafdi ka socda Shiinaha oo lakulmay Madaxweynaha Puntland Deni.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni aya maanta magaalada Garowe kula kulmay Madaxa shirkadaha Shiinaha ee Africa Mr.Qian Xian iyo wafdi la socday...

Madaxweynaha Puntland oo mamnuucay daabacadda lacagta Somaliya

Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa sheegay in aan dib loo daabici karin lacagta kunka shilin ee lagu daaboco degaannada Puntland. Wareegto...

Siciid Deni oo xilka kala wareegay C/Wali Gaas

Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa maanta xilka Madaxweynaha Puntland kala wareegay Madaxweynihii hore ee Maamulkaas C/Wali Maxamed Cali Gaas. Munaasibad lagu...

Al-shabab oo sheegatay weerar ka dhacay Gobolka Bari

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda weerar ka dhacay Goblka Bari oo uu ku dhintay Askari ka tirsan Ciidanka Maamulka Puntland. Weerarka oo ahaa Miino dhulka...

Yaa ka qeybgelaya Caleemasaarka Madaxweyne Deni ee maanta?

Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland waxaa lagu wadaa in ay maanta ka dhacdo munaasabadda Caleemasaarka Madaxweynaha cusub ee Puntland. Siciid Cabdullahi Deni ayaa munaasibadda...

Deni oo joojiyay siyaasadaha canshuur dhimista iyo canshuur dhaafka

Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed Puntland Siciid Cabdullaahi Deni; ayaa ka joojiyey siyaasadda Canshuur dhimista iyo Canshuur dhaafka la siiyo Hay'adaha dowladda iyo...

Maamulka Gobolka Bari u digay dhallinyarada dhaca geysata

Maamulka Gobolka Bari ee Puntland ayaa war ka soo saaray dhallinyaro lagu eedeeyay in ay qeyb ka yihiin amni xumada ka jira caasimadda Gobolka...
error: Content is protected !!