Tuesday, December 11, 2018

Koox hubeysan oo dil ka geysatay Magaalada Boosaaso.

Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in kooxo hubeysan ay halkaas dil iyo dhaawac ka geysteen. Dableyda hubeysan...

Cameey oo ka laabtay dacwaddii uu ka gudbiyay Gaas

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland C/Xakiin Xaaji Cumar Cameey ayaa ka laabtay dacwad saaka loo ballansanaa oo uu shalay ka gudbiyey madaxweynaha Puntland C/Wali...

Maxkamadda sare ee Puntland oo maanta dhegeysaneysa dacwad u dhaceysa Gaas iyo Cameey

Maxkamadda sare ee Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta dhegeysaneysa dacwad dhextaalla Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland. C/Xakiin Cumar Camey oo ah Madaxweyne ku xigeenka...

Saldhigga Booliska Laasacaanood oo la weeraray

Wararka ka imanaya Magaalada laasacaanood ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in koox hubeysan ay xalay weerar ku qaadday Saldhigga Booliska ee Magaaladaas. Lama sheegin khasaaraha...

Al-shabab oo shaacisay magacyada Raggii weeraray Guriga C/Wali Cilmi

Ururka AL-shabab ayaa baahiyay magacyada labo ka mid ah Raggii weerarka ky qaaday Guri uu Magaalada Gaalkacyo ka degganaa Wadaad lagu magacaabi jiray C/Wali...

Gaas oo Dowladda dhexe ku eedeyay in ay faragelin ku heyso doorashada Puntland

War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland maanta oo Arbaca ayaa lagu eedeeyey dowlada Faderaalka Somaaliya in ay faragalin ku heyso doorashada dhawaan lafilayo in...

Cameey oo iska fogeeyay in Amarro Ka dhan ah Madaxweyne Gaas laga siiyo Muqdisho.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Cameey ayaa iska fogeeyay in Amarada ka dhanka ah madaxweyne Gaas laga siiyo Magaalada Muqdisho. Cameey ayaa...

Gaas iyo Cameey oo magacaabay Guddiyo isku shaqo ah

Madaxeynaha Puntland C/Wali Maxamed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa C/Xakiin Xaaji Cumar Cameey ayaa isku khilaafay Guddiga xalinta khilaafkaadka ee soo xulidda xubnaha Baarlamaanka...

Madaxweyne Gaas oo magacaabey Guddiga Xalinta Khilaafadka Puntland

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntlanda Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magacaabey Gudiga xalinta Khilaafaadka iyo ansixinta Xildhibaanada Puntland. Magacaabistaan ayaa imaanaysa ayadoo musharixiinta...

Golaha Iskaashiga D.Goboleedyada oo war-saxaafadeed ka soo saaraya go’aankii aqalka sare

Maamul Goboleedka Jubaland ayaa soo dhaweeyay go'aankii ka soo baxay Golaha aqalka sare ee ahaa isku daygooda ay ku doonayaan in xal looga gaaro...