Saturday, March 23, 2019

Kusaabsan Dowladda dhexe & Dowlad-goboleedyada

Heerka xal-raadinta siyaasadda iyo dwladnimada Soomaaliyeed haddii uu joogi jiray waddanka dibaddiisa oo ay dhexdhexaadin jireen dad isugu jira shisheeye dan raadis ah iyo...

Wasaaradda Warfaafinta & Isbeddelka laga filayo

4-tii wasiir ee ugu dambeysay ee soo martay wasaaradda warfaafinta  dowladda Soomaaliyeed waxa ay isugu jireen kuwo ay dhab ka ahayd oo rabay in...

Hardanka Geeska: Sidee Mareykanka iyo Imaaraadku u qorsheeyeen dilka Jabuuti

Caado iyo dhaqan siyaasadeed oo caan ah ma aha in wasiirada arrimaha dibaddu ay iska siibaan hugga diblomaasiyeed oo xitaa hareeya fadhiyadooda ay albaabadu...

Wax aadan ka ogeyn Isbeddelka maxkamadaha iyo garsoorka!

Hordhac Dhowaan Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto madaxweyne ku magacaabay guddoomiyeyaasha maxkamadaha godoblka Banaadir, derejooyinka 1aad & 2aad, sidaas oo kale waxa uu sidoo...

Sooyaalka Khilaafka Jabuuti iyo Eritrea

Khilaafka diblomaasiyadeed iyo midka dhulka ah ee u dhaxeeya Dalalka Eritrea iyo jamhuuriyadda Jabuuti waxaa uu salka ku hayaa dano dhuleed iyo kuwo ku...

Waa maxay Nidaamka Matelaadda Isu Dheelitiran?

Sida uu dhigayo heshiiskii ay wada gaareen dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada ee ka soo baxay shirkii golaha amniga qaranka oo ka dhacay Baydhaba June-2018;...

Kusaabsan Daacish?

Dowladda Islaamiga ah ee Ciraaq iyo Shaam, ama  الدولة الإسلامية في العراق والشام, Shaam waa magac loo yiqiin dhul weyn oo kamid ahaa bariga dhexe,...

Reerkii Layli Dhaansada Haamuhuu Ka Laayaa!!

Gobolada dhexe ee dalkeena; B/weyne, Dhuusamareeb iyo Galkacyo mar waxa ay ahaayeen meel jabhadaha iyo xasaraduhu ku badan yihiin, oo u lagu tiriyo keenadiid...
error: Content is protected !!