Monday, January 21, 2019

Dowlad u adeegta ummadda ee aan ka adeegan!

Hadalada madaxweynuhu waxa ay leeyihiin rajo iyo yididiilo fiican, markii aan maqlay qeexidda uu siiyey xukuumadda uu dhisayo iyo qaabka uu doonayo in ay...

Wasaaradda Warfaafinta & Isbeddelka laga filayo

4-tii wasiir ee ugu dambeysay ee soo martay wasaaradda warfaafinta  dowladda Soomaaliyeed waxa ay isugu jireen kuwo ay dhab ka ahayd oo rabay in...

Sidee loo dhigaa qodob-wareed?

Qoraalka qodob-wareed waa kaduwan yahay dhigidda dhammaan maqaalada kale ama xirmooyinka xogaha xambaarsan, sababtu waa in qodob-wareedku uu u soo badhigayo ama soo gudbinayo...

Hardanka Geeska: Sidee Mareykanka iyo Imaaraadku u qorsheeyeen dilka Jabuuti

Caado iyo dhaqan siyaasadeed oo caan ah ma aha in wasiirada arrimaha dibaddu ay iska siibaan hugga diblomaasiyeed oo xitaa hareeya fadhiyadooda ay albaabadu...

Al-shabab oo 418; weerar geystay lix bilood gudahood, Warbixin.

Daraasad lagu sameeyay weerarrada Al-shabab  ee dhacay intii u dhaxeysay October 2017 ilaa April 2018 oo ay u dhaxeyso lix bilood ayaa lagu faah...

Wax aadan ka ogeyn Isbeddelka maxkamadaha iyo garsoorka!

Hordhac Dhowaan Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto madaxweyne ku magacaabay guddoomiyeyaasha maxkamadaha godoblka Banaadir, derejooyinka 1aad & 2aad, sidaas oo kale waxa uu sidoo...

Wasiir Bayle iyo Boqorka  Bangiga Dhexe

Mac’had la yiraahdo ( Overseas Development Institute ) lagana leeyahay Boqortooyada Ingrisiiska  ayaa loo xil saaray kala saarista iyo kala reebidda ku dhawaad 150 ...

Waa maxay Nidaamka Matelaadda Isu Dheelitiran?

Sida uu dhigayo heshiiskii ay wada gaareen dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada ee ka soo baxay shirkii golaha amniga qaranka oo ka dhacay Baydhaba June-2018;...

Sooyaalka Khilaafka Jabuuti iyo Eritrea

Khilaafka diblomaasiyadeed iyo midka dhulka ah ee u dhaxeeya Dalalka Eritrea iyo jamhuuriyadda Jabuuti waxaa uu salka ku hayaa dano dhuleed iyo kuwo ku...

Xasan Cali Kheyre oo maqaal ka qoray xaaladda Geeska Afrika iyo doorka Somaliya.

Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maqaal ka qoray isbeddelka ka socda geeska Afrika iyo fursadda uga banaan Soomaaliya,waxaana uu maqaalkiisa ku billaabay. Cafiskii...
error: Content is protected !!