Monday, December 17, 2018

Maxay u xiran yihiin Jidadka Muqdisho?

Isgoysyada iyo Jidadka waaweyn ee magaalada Muqdisho  oo  muhiim u ah isku xirka ganacsiga iyo socdaalka dadweynaha ayaa xiran, sidaas awgeed waxaa jira saxmad...

Tirada xildhibaanada diiddaan Mooshinka kadhanka madaxweyne Farmaajo

Axaddii tagtay oo ay taariikhdu ku beegnayd 09-Dec-2018, waxa ay 92 xildhibaan oo katirsan golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalku gudbiyeen soo jeedin kusaabsan xil...

Xidlhibaano katirsan Golaha shacabka ayaa soosaaray Bayaan ay ku taageerayaan madaxweyne Farmaajo

Xildhibaano katirsan goalaha shacabka ee Baarlamaanka  Soomaaliya ayaa bayaan ka soo saaray mooshinka ka dhanka ah Madaxweyne Farmaajo, xildhibaannada oo kulan ku yeeshay Hotelka...

Warbaahinta & kaqaybqaadashada Nabadda!

Mid kamid ah ganacsatada Muqdisho ayaa habeen taleefoon ii soo diray, waa Habeenkii Axadda oo Mooshinka kiciyey khilaafka u dhexeeya xukuumadda iyo golaha shacabka...

Xafiiska Raisalwasaaraha oo faragelinaya xasaradda siyaasadeed ee kadhextaagan golaha shacabka

Kulan uu soo qabanqaabiyey xafiiska raisalwasaaraha ayna kaqaybgaleen Odaayaal ku xiran xafiiska wasiirka koowaad ee xukuumadda Soomaalia  ayaa maanta lagu qabtay Hotelka SYL ee...

As Somalis flee to cities, Mogadishu becomes most crowded city in Africa

Conflict and natural disasters from 2017 – 2018 caused massive displacement to cities – says new report from the Internal Displacement Monitoring Centre (IDMC). “Somali...

Mooshinka sababay Ismaandhaafka!

92 Xildhibaan oo kamid ah golaha shacabka ayaa u gudbiyey guddoomiyaha golaha shacabka soo jeedin xambaarsan 5 eed oo waaweyn, waxa ciwaan looga dhigay...

Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka oo sheegay in looga been abuuray Mooshinka la gudbiyay.

Cabdullaahi Maxamed Aadan Shaacir, Idirs Cabdi Dhaqtar iyo Huda Axmed Cali katirsan Golaha Shacabka ayaa sheegay in laga been abuurtay Mooshinka ka dhanka ah...

Muqtaar Roobow oo lagayaabo in uu ka haro tartanka doorashada KGS!

Sida ay Mustaqbal Radio u sheegeen Ilo kudhow doorashada KGS waxa suuragal ah in Musharax Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur, gudoomiye kuxigeenkii hore ee...

Madaxweynayaasha Jabuuti iyo Suudaan oo saaka booqanaya Itoobiya

Madaxweynayaasha Dalalka Jabuuti iyo Suudaan ayaa maanta tagaya dalka Itoobiya halkaas oo uu ku casuumay Ra'isalwasaaraha Dalka Itoobiya Abiye Axmed Cali. Ismaaciil Cumar Geelle iyo...