Monday, December 17, 2018

Xulka France oo garaacay dhigooda Croatia kuna guuleystay koobka Aduunka markii 2-aad.

Xulka qaranka France ayaa si qurux badan ugu qaaday koobka adduunka Russia 2018 kadib guul fudud oo ay ka gaareen xulka qaranka Croatia iyaga...

Roberto Martinez: “Romelu Lukaku waa weeraryahanka ugu fiican kubada cagta caalamka”

Tababaraha Belgium Roberto Martinez ayaa sheegtay in Romelu Lukaku yahay weeraryahanka ugu fiican kubada cagta caalamka. Martinez ayaa markii ugu horeysay la shaqeynayay Lukaku kulankii...

RASMI: Maurizio Sarri oo loo magacaabay Tababaraha Cusub ee Chelsea.

Kooxda chelsea ayaa si Rasmi ah ugu dhawaaqday in uu Maurizio Sarri noqday tababarohooda cusub isaga oo shaqada ka badalay Tababare Antonio Conte oo...

Didier Drogba: ‘Kylian Mbappe wuu ku Guuleysan Karaa Ballon d’Or’

Weeraryahankii hore ee Chelsea Didier Drogba ayaa ku adkeystay in Kylian Mbappe uu awood u leeyahay inuu ku guuleysto Ballon d'Or mustaqbalka. Mbappe ayaa noqday...

Xidig Arsenal diirada u saarnaa oo kooxdiisa qandaraas cusub u saxiixay.

Xiddiga reer Argentina Cristian Pavon ayaa u muuqata mid soo afjaray  rajadii Arsenal ka dib markii uu saxiixay qandaraas cusub kooxiisa Boca Juniors. Gunners ayaa...

Juventus oo dib usoo ceshandoonta Paul Pogba.

Kooxda Juventus ayaa lagu soo waramayaa inay isku dayayso inay dib u la soo saxiixato Paul Pogba xagaagaan haddii Miralem Pjanic uu ka tagayo. Pjanic...

Man United Oo ku raad joogta xidig wacdaro ka dhigay koobka Aduunka.

Kooxda Man United ayaa la filayaa in ay dalab weyn ka gudbiso daafaca kooxda Leicester city ee Harry Maguire kaas oo qaab ciyaareed cajiib...

Liverpool oo £ 58milyan ku dooneysa Goolhaye Alisson.

Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay dalab 58 milyan oo ginni ah ku dalbatay goolhayaha kooxda Roma Alisson Becker. 25 jirkaan oo qeyb ka...

Matteo Guendouzi oo si rasmi ah ugu biiray Arsenal.

Kooxda Arsenal ayaa si Rasmi ah ugu dhawaaqday in ay la soo saxiixatay xiddiga khadka dhexe ee kooxda Lorient ee Matteo Guendouzi kaas oo...

Liverpool Oo hishiis hor dhac ah la gaartay Shaqiri.

Kooxda Liverpool ayaa ku dhaw dhamaystirka saxiixeedii 3-aad ee xuuqa kala iibsiga xagaagan iyada oo wadahadalo horumar leh kula jirta kooxda Stoke City oo...