Saturday, April 20, 2019

Wargeysyada Caalamka iyo waxyaabaha ay Ciyaaraha ka qoreen.

Kooxda Man United ayaa isku diyaarinaysa in ay 50 milyan oo euro ku dalbato xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda West Ham ee Declan...

HORDHACA: Tottenham vs Man City +Safafka Macquulka ah.

Waxaa cwa la ciyaarayaa lugta kowaad ee wareega 8-da tar-tanka xiisaha badan ee UEFA CHAMPIONS LEAGUE-ga kooxaha ciyaaranaya waxaa ka mid ah kooxda Tottenham...

Lorenzo Insigne oo aqbalay in uu ku biiro Real Madrid.

Weeraryahanka kooxda Napoli Lorenzo Insigne ayaa lagu soo waramayaa inuu go'aansaday inuu ku biiro Real Madrid. Insigne ayaa inta badan lala xiriirinayay inuu u wareegayo...

Manuel Pellegrini:” N’Golo Kante waa xidig dhameystiran”

Tababaraha kooxda West Ham United Manuel Pellegrini ayaa aad u amaanay xidiga qadka dhexe ee kooxda Chelsea Kante. Kooxaha Chelsea iyo West Ham United ayaa...

Rakatic oo aqbalay in uu ku biiro Juventus.

Laacibka qadka dhexe ee kooxda Barcelona iyo xulka Croatia ivan Rakatic ayaa si cad u aqbalay in uu doonayo ku biirida kooxda Juventus. Hogaamiyayaasha horyaalka...

Everton Oo ku dhawaaqday qiimaha ay ku fasaxeyso Jordan Pickford.

Kooxda Everton ayaa lagu soo waramayaa inay ugu dambeyn shaacisay qiimaha ugu dambeeya oo ay ku fasaxeyso goolhaye Pickford. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka England...

AC Milan Oo 300 kula waregeysa Mauricio Pochettino.

Kooxda AC Milan ayaa qorsheyneysa inay  Mauricio Pochettino ka soo afdubato Tottenham Hotspur iyadoona u ballanqaad aduun dhan 300m. Rossoneri ayaa la rumeysan yahay inay...

Real Madrid oo dalab layaab leh kaso gudbisay goolhaye Arrizabalaga.

Kooxda reer Spain ee Real Madrid ayaa weerar ba’an kuso qaaday kooxda Chelsea iyadoona ka dooneysa xidigo muhiim u ah. Real Madrid ayaa markan u...

Kondogbia oo inta xili ciyaaredkan ka dhiman garoomada ka maqnaanayo, Sabab?

Xidiga qadka dhexe ee kooxda Valencia iyo xulka France Kondogbia ayaa lagu soo waramayaa in mudo dheer garoomada uu ka maqnaandoono. Dhaqaatiirta caafimaadka kooxda Valencia...

Wargeysyada Caalamka iyo waxyaabaha ay Ciyaaraha ka qoreen.

Kooxda chelsea ayaa ku adkaysanaysa in ay Eden Hazard ku iibiso lacag dhan 100 milyan oo euro xilli xiddiga reer Belguim ku dhaw yahay...
error: Content is protected !!