Saturday, April 20, 2019

Real Betis Oo Isha ku heysa saxiixa Radamel Falcao.

Kooxda reer Spain ee Real Betis ayaa lagu soo waramayaa inay u dhaqaaqeyso saxiixa  weeraryahanka AS Monaco Radamel Falcao. 33 jirkaan ayaa xilli ciyaareed cajiib...

Man United oo Eriksen u balan qaaday in £240,000 todobaadkii lasiin doono hadii uu...

Kooxda Man United ayaa ku fikireysa in ay u dhaqaaqdo saxiixa xidiga qadka dhexe uga ciyaara kooxda Tottenham ee Christian Eriksen waxeyna u balan...

Arsenal oo kuso biirtay loo lanka loogu jiro saxiixa Toby Alderweireld.

Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay ka mid noqotay kooxaha doonaya saxiixa daafaca Tottenham Toby Alderweireld oo aad looga doonayo suuqa kala iibsiga...

Wargeysyada Caalamka iyo waxyaabaha ay Ciyaaraha ka qoreen.

Kooxda Real Madrid ayaa iska iibin doonta saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Toni Kroos marka la gaadho suuqa xagaaga si ay boos ugu banayso...

Granit Xhaka oo ku wajahan horyaalka Taliyaaniga, Yuu ku biirayaa?

Kooxda Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso inay xagaaga u dhaqaaqdo ciyaaryahanka khadka dhexe ee Arsenal Granit Xhaka marka uu gurmo suuqa. Granit...

Manchester United oo ku raad joogta saxiixa Thomas Meunier.

Kooxda Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso saxiixa daafaca Paris Saint-Germain Thomas Meunier. United ayaa si aad ah loola xiriirinayay inay u dhaqaaqeyso...

Tottenham Hotspur oo 30 milyan ku dooneysa Andre Gomes.

Kooxda Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay 30 milyan ginni ku qaadato  xiddiga qadka dhexe ee Barcelona Andre Gomes...

Harry Kane oo mudo dheer garoomada ka maqnaanaya kadib dhaawicii xalay.

Dhaliyaha kooxda Tottenham iyo xulka Englan ayaa lagu soo waramayaa in suuragal ay tahay inuu mudo fog garoomada ka maqnaado kadib dhaawicii adkaa ee...

Solskjaer:”Messi waa xidiga aduunka ugu fiican, Lkn lama joojiye ma’ahan”

Macalinka kooxda Man United Ole Gunnar Solskjaer ayaa ka hadlay arinta Messi ka hor kulanka adag oo ay cwa ku ciyaari donaan garoonka United-ka...

HORDHACA: Man United Vs Barcelona+Safafka Macquulka ah.

Waxaa caawa 8-sano kadib Champions League-ga isku arkaya kooxaha Man United iyo Barcelona oo aad ugu xifaaltama tar-tanka waxaana cwa lugta kowaad lagu ciyaari...
error: Content is protected !!