Tuesday, April 23, 2019

Everton oo dooneysa inay lasoo saxiixato Wilfried Zaha.

Kooxda Everton ayaa lagu soo waramayaa inay ka dhigtay Wilfried Zaha mid kamid ah bartilmaameedkooda ugu sarreeya xagaaga. Zaha ayaa si aad ah u doonaya...

Marseille Oo Ku Dhow Saxiixa Mario Balotelli.

Kooxda Marseille ayaa lagu soo waramayaa inay udhowdahay saxiixa Mario Balotelli. Ka dib labo sanno oo qurux badan oo  uu ku qaatay Nice, Balotelli wuxuu...

HORDHACA: England Vs Crostia + Xaqiiqooyinka kulankan.

Xulalka England iyo Croatia ayaa isaga hor iman doona kulanka 2-aad ee semi-finalka koobka adduunka Russia 2018 kulan ka dhici doona garoonka Luzhniki Stadium. Taariikhda...

France oo afka ciida u dartay Belguim una gudubtay Finalka koobka Aduunka.

Xulka qaranka France ayaa sii wada qaab ciyaareedkiisii fiicnaa isaga oo iska xaadiriyay finalka koobka adduunka Russia 2018 kadib markii ay guul ka gaareen...

RASMI: Cristiano Ronaldo oo kuu biiray kooxda Juventus iyo Real Madrid oo xaqiijisay warkaas!!

Kooxda Real Madrid aya si Rasmi ah u xaqiijisay in xiddigeeda Cristiano Ronaldo uu si Rasmi ah uga tagay kooxda ku ciyaarta Estadio Santiago...

Xulka France oo gaaraacay Xulka Belguim-ka iskana xaadiriyay Finalka-ka Koobka Adduunka.

Xulka qaranka France ayaa sii wada qaab ciyaareedkiisii fiicnaa isaga oo iska xaadiriyay finalka koobka adduunka Russia 2018 kadib markii ay guul ka gaareen...

Real Madrid Oo Horyaalka Ingriska ka heshay badalka Ronaldo.

Naadiga Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay heshay badalka Ronaldo waana xiddiga Chelsea Eden Hazard. Xiddiga heerka caalami ee dalka Portugal ayaa lagu wadaa...

Manchester United oo ku dhaw saxiixa laacib Mexico u dhashay.

Kooxda Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay isku diyaarineyso dalab 35.3 milyan oo ginni ah oo ay ku dooneyso weeraryahanka kooxda PSV Eindhoven...

Liverpool oo daafac muhiim ah ka heshay koobka Aduunka.

Xiddiga ay Dejan Lovren isku xulka yihiin kana wada ciyaaraan daafaca xulka Croatia ee Domagoj Vida ayaa kula soo biiri Kara Liverpool xilli ay...

France Vs Belguim, Croatia Vs England & Wakhtiga La Ciyaari Doono Semi-finalka Koobka Adduunka.

Waxa la si Rasmi ah loo dhamaystiray wareega 8 dhamaadka koobkaa dduunka iyada oo ay isku soo bexeen 4 xul kuwaas oo u dagaaami...
error: Content is protected !!