Friday, March 22, 2019

Georginio Wijnaldum oo ka fakaraya inuu ka tago Liverpool.

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Liverpool Georginio Wijnaldum ayaa lagu soo waramayaa inuu ka fiirsanayo mustaqbalkiisa kooxda sababo la xiriira welwelka ku aadan waqtiga uu...

Croatia Oo dhulka ku jiiday Englan una gudubtay Finalka Koobka Aduunka.

Kulan xiiso leh ayaa dhex maray xulalka England iyo Croatia kana tirsanaa semi-finalka koobka adduunka Russia 2018 kana dhacay garoonka Luzhniki Stadium. Xulka Qaranka England...

Ramos:” Ronaldo boos gaar ah ayuu ku leeyahay Taariikhda Real Madrid”

Real Madrid ayaa xaqiijisay in xiddigeeda Cristiano Ronaldo uu adduun dhan 88 milyan oo bound ugu biirayo kooxda Juventus. Laacibka soo afjaray sagaalka sano uu...

Sami Khedira oo Ronaldo ku soo dhaweeyay Juventus.

Sami Khedira oo Ronaldo ay saaxiibo ku ahaayeen Real Madrid ayaa ku faraxsan inuu la midoobo markale. Real Madrid ayaa si rasmi ah u shaacisay...

Man City Oo Ku Dhawaaqday In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Riyad Mahrez.

Kooxda Manchester City ayaa ku dhawaaqday saxiixa xiddiga kooxda Leicester Riyad Mahrez kaas oo noqday saxiixii ugu horeeyay ee ay samayso kooxda Ku guulaysatay...

Arsenal Oo Xaqiijisay Saxiixa Lucas Torreira.

Kooxda Arsenal ayaa si Rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Sampdoria ee Lucas Torreira kaas oo noqday saxiixii 4-ad ee...

Everton oo dooneysa inay lasoo saxiixato Wilfried Zaha.

Kooxda Everton ayaa lagu soo waramayaa inay ka dhigtay Wilfried Zaha mid kamid ah bartilmaameedkooda ugu sarreeya xagaaga. Zaha ayaa si aad ah u doonaya...

Marseille Oo Ku Dhow Saxiixa Mario Balotelli.

Kooxda Marseille ayaa lagu soo waramayaa inay udhowdahay saxiixa Mario Balotelli. Ka dib labo sanno oo qurux badan oo  uu ku qaatay Nice, Balotelli wuxuu...

HORDHACA: England Vs Crostia + Xaqiiqooyinka kulankan.

Xulalka England iyo Croatia ayaa isaga hor iman doona kulanka 2-aad ee semi-finalka koobka adduunka Russia 2018 kulan ka dhici doona garoonka Luzhniki Stadium. Taariikhda...

France oo afka ciida u dartay Belguim una gudubtay Finalka koobka Aduunka.

Xulka qaranka France ayaa sii wada qaab ciyaareedkiisii fiicnaa isaga oo iska xaadiriyay finalka koobka adduunka Russia 2018 kadib markii ay guul ka gaareen...
error: Content is protected !!