Monday, December 17, 2018

Lazio oo £ 22m ku dooneysa Pedro.

Kooxda Lazio ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso weeraryahanka Chelsea Pedro sida ay ula wareegaan  xagaagaan. Pedro ayaa ka mid ah xidigaha ay suura galka...

Manchester United oo isha ku heysa Lucas Hernandez.

Laacibka kooxda Atletico Madrid ee Hernandez ayaa dalab ka helay kooxda reer Manchester ee United. Tababare Jose ayaa isha ku haya adeega xidigan muhiim ka...

Man City Oo garaacday Fulham.

Man City ayaa nasiinada ugu dirtay kooxda Fullham laba gool oo nadiif ah ka dib ciyaar xaraarad laheyd oo ay soo bandhigeen labada koox. City...

Claudio Marchisio oo 25sano kadib ka tagay Joventus.

Kooxda Juventus ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in uu kooxda ka tagay xiddiga khadka dhexe ee Claudio Marchisio kaas oo soo afjaray 25...

Real Madrid Oo kusii dhawaaneysa saxiixa Thiago Alcantara.

Kooxda Real Madrid ayaa U Muuqata mid isku diyaarinaysa bixitaanka xiddiga khadka dhexe ee Luka Modric kaas oo si weyn loola xiriirinayo kooxda Inter...

Arsenal oo 90 milyan ku dooneysa laacib ka ciyaara Taliyaaniga

Arsenal ayaa diyaarineysa dalab weyn oo ay ugu tala gashay in suuqan xagaaga ay ku sameyso saxiixa xidig muhiim ka ah kooxda reer Talyaani...

Joe Cole Oo Ka Fariistay Ciyaaraha Kubada Cagta.

Gooldhaliyihii hore ee kooxaha Chelsea West Ham iyo xulka Englan Joe Cole ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu gabi ahaanba isaga fariistay...

Philippe Coutinho:”Arthur Melo waa Xavi-ga cusub ee Barcelona”

Xidiga dhawaan galka ah ee kooxda Barcelona Philippe Coutinho ayaa si cajiib ah uga hadlay qaab ciyaareedka wiilka cusub ee Barcelona Arthur Melo. Arthur Melo...

Kepa Arrizabalaga oo si rasmi ah ugu biiray Chelsea.

Kooxda Atletico ayaa xaqiijisay in goolhayeheeda Kepa in uu si rasmi ah ugu biiray kooxda Chelsea. Blues ayaa Goolhaye Kepa Arrizabalaga ka soo bixisay lacag...

Eric Abidal oo Barcelona kula taliyay in ay laso waregto laacibkan.

Halyeeygii hore ee Barcelona ahna agaaasimaha ciyaaraha Erik Abidal ayaa kooxda Barcelona ku cadaadinaya in ay laso wareegaan da’yarka reer France ee Rabiot. Heshiiska xiddiga...