Monday, December 17, 2018

Jadwalka wareega siddeed dhamaadka ciyaarah degmooyinka gobolka Banaadir oo lasameeyay.

Waxaa ka soo baxay kullamo adag ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir gaar ahaan wareega siddeed dhamaadka. Degmada Waabari oo bandhig wanaagsan samenaysa ayaa ku beegmatay Boondheere...

Abaalmarinta Xiddiga Ugu Fiican Adduunka oo cwa la bixin doono, Yaa u tar-tamaya.

Waxa ay saacado inaga xigaan bilowga xaflada lagu shaacin doono xiddiga ugu fiican adduunka ee abaalmarinta ay bixiso xiriirka kubada cagta adduunka ee FIFA...

44 Qof oo ku dhimatay doon ku dagtay harada Victoria.

Ugu yaraan 44 qof ayaa qarraqmay kadib markii doon ay kula degtay harada Lake Victoria ee dalka Tanzania gelinkii dambe ee Khamiistii shalay. Saraakiisha ayaa...

Sidee loogu kala guuleystay Abaalmarinada FIFA The Pest.

Waxaa xalay fiidkii magaalada London lagu qabtay xaflada sanad laha ah ee FIFA oo lagu bixiyo abaalmarinada shaqsiyaadka ugu fiican aduunka. Xiddiga Kooxda Real Madrid...

Sida loo codeeyay iyo codadka ay heleen xidigaha u tar-tamayay Abaalmarinta FIFA The Pest.

Xafladii weyneyd ee xalay ka dhacday London ayaa waxaa lagu bixiyay abaalmarino kala duwan xidiga ugu fiican waxaa ku guuleystay Modric. Hadaba waxaan fiirindoonaa codadka...

Ronaldinho:”John Terry waa mid ka mid ah daafacyadii iigu adkaa aan ka hor tago”

Halyeeygii hore ee kooxaha PSG, Barcelona ,AC Milan iyo xulka Prazil Ronaldiinho ayaa ka hadlay waxa uu ku xasuusto John Terry oo dhawaan ka...

Juventus oo Old Trafford ku dubatay Man United.

Kooxda Juventus ayaa xalay gurigeeda ku xasuuqday dhigeeda Man United kulan ka tirsanaa heerka Guruubyada Champions League-ga. Ciyaarta waxaa laga eegayey qeybo kala duwan iyadoo...

Degmada Waabari oo sanadii labaad oo xariir ku guuleysatay tartanka kubad cagta degmooyinka gobolka...

Waxaaa Caawa Garoonka banaadir stadium (Ex-Koonis) lagu soo gabagabeeye tartanka ciyaaraha degmooyinka Gobolka benaadir oo ay ku guuleysteen ciyaartooda degmada waabari. Madexweynaha soomaaliya Maxamed Cabdulaahi...

Fabregas Oo go’aan cad ka gaaray mustaqbalkiisa Chelsea, Miyuu baxayaa?

Xidiga kooxda Chelsea iyo xulka Spain Cesc Fabregas ayaa si cad uga hadlay mustaqbalkiisa Chelsea xili xidigan uu dalabyo kala duwan uu ka helay...

Roberto Martinez: “Romelu Lukaku waa weeraryahanka ugu fiican kubada cagta caalamka”

Tababaraha Belgium Roberto Martinez ayaa sheegtay in Romelu Lukaku yahay weeraryahanka ugu fiican kubada cagta caalamka. Martinez ayaa markii ugu horeysay la shaqeynayay Lukaku kulankii...