Saturday, April 20, 2019

Wargeysyada Caalamka iyo waxyaabaha ay Ciyaaraha ka qoreen.

Kooxda Man United ayaa diyaar u ah in ay dhagaysato dalabyada u imanaya weeraryanka Romelu Lukaku marka la gaaro dhamaadka xagaagan xilli weeraryahanka reer...

Valverde:” Guardiola waa tababaraha ugu fiican Aduunka”

Tababaraha kooxda Barcelona Evnesto Valverdi ayaa ammaan kala dul dhacay Tababarihii hore ee Barcelona oo xiligan hogaamiya kooxda Man City Pep Guardiola. Kooxda Man City...

Barcelona oo isha ku heysa saxiixa Richarlison.

Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso inay xagaaga lasoo wareegto weeraryahanka Everton iyo xulka Praziil  Richarlison. Laacibka reer Prazil ayaa ka mid ah...

Juventus oo dalab layaab leh kaso gudbisay Salah.

Hogaamiyaasha horyaalka Taliyaaniga Juventus ayaa ku raad joogta dhaliyaha kooxda Liverpool iyo Masar Mohamed Salah. Salah ayaa aad uga carooday badalkii lagu sameyay kulankii Liverpool...

Man United iyo Arsenal oo ku dagaalamaya saxiixa David Neres.

Kooxaha reer Eglan ee Arsenal iyo Man United ayaa isku garbinaya saxiixa laacibka kooxda Ajax wacdaraha ka dhigaya ee David Neres. Laacibkan reer Prazil ayaa...

Solskjaer:”Barcelona waa kooxda ugu cadcad ku guuleysiga Champions League-ga”

Macalinka kooxda Man United Ole Ginner Solskjaer ayaa amaanay kooxda Barcelona kadib markii xalay ay garaaceen kooxdiisa United-ka lagana ciribtiray tartanka Champions League-ga. Kooxda Man...

Valverde:“Messi Marwalba waa xidig ku caawinaya kulamada waa weyn”

Tababaraha kooxda Kooxda Barcelona Enresto Valverdi ayaa aad u amaanay xidigaha kooxdiisa Barcelona kadib guushii xalay ay ka gaareen kooxda Man United lugta labaad...

De Gea:”Waa Muhiim inaan caawa garaacno Barcelona”

Goolhayaha kooxda Man United iyo xulka Spain De Gea ayaa ka hadlay rajadooda kulanka caawa ay la ciyaari doonaan kooxda Barcelona lugta labaad wareega...

HORDHACA: Barcelona Vs Man United+Safafka Macquulka ah.

Waxaa caawa dib loo ciyaari doonaa lugtii labaad kulamada 8-dhamaadka tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League-ga. Kulamada caawa la ciyaari doono kulanka ugu xiisaha...

Inter Milan oo aqbashay in 52 milyan ay ku iibiso Icardi.

Kooxda reer Taliyaani ee Inter Milan ayaa ugu dambeyn ku fashilantay in ay sii heysato adeega dhaliyahooda reer Argentina ee Mauro Icardi waxeyna go’aansadeen...
error: Content is protected !!