Tuesday, April 23, 2019

8-da kooxood oo xaqiijiyay in ay uso bexeen tartanka Champions League-ga xili ciyaareedka dambe.

Waxaa laso saaray warbixin ku saabsan kooxaha durba xaqiijiyay in ay uso bexeen ciyaarista tartanka Champions Leagu-ga xili ciyaareedka dambe. Horyaalada qaar ayaa durba lasii...

Real Madrid oo £173m ku dooneyso laacibka ka ciyaara Premier League-ga,Waa Kee?

Madaxweynaha kooxda Real Madrid ayaa ku dhawaaqay in aduun dhan 173 milyn ay ku qarash gareyn donaan adeega dhaliyaha kooxda Tottenham iyo xulka Englan...

C.ronaldo oo taariikh cajiib ah dhigay, Sidee?

Kabtan xulka Portugal weerarkana uga ciyaara kooxda Juventus ayaa taariikh cajiib ah dhigay kadib markii uu xalay kooxdiisa cusub kula guuleystay horyaalka Taliyaaniga ee...

Wargeysyada Caalamka iyo waxyaabaha ay Ciyaaraha ka qoreen.

Kooxda Man United ayaa diyaar u ah in ay dhagaysato dalabyada u imanaya weeraryanka Romelu Lukaku marka la gaaro dhamaadka xagaagan xilli weeraryahanka reer...

Valverde:” Guardiola waa tababaraha ugu fiican Aduunka”

Tababaraha kooxda Barcelona Evnesto Valverdi ayaa ammaan kala dul dhacay Tababarihii hore ee Barcelona oo xiligan hogaamiya kooxda Man City Pep Guardiola. Kooxda Man City...

Barcelona oo isha ku heysa saxiixa Richarlison.

Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay dooneyso inay xagaaga lasoo wareegto weeraryahanka Everton iyo xulka Praziil  Richarlison. Laacibka reer Prazil ayaa ka mid ah...

Juventus oo dalab layaab leh kaso gudbisay Salah.

Hogaamiyaasha horyaalka Taliyaaniga Juventus ayaa ku raad joogta dhaliyaha kooxda Liverpool iyo Masar Mohamed Salah. Salah ayaa aad uga carooday badalkii lagu sameyay kulankii Liverpool...

Man United iyo Arsenal oo ku dagaalamaya saxiixa David Neres.

Kooxaha reer Eglan ee Arsenal iyo Man United ayaa isku garbinaya saxiixa laacibka kooxda Ajax wacdaraha ka dhigaya ee David Neres. Laacibkan reer Prazil ayaa...

Solskjaer:”Barcelona waa kooxda ugu cadcad ku guuleysiga Champions League-ga”

Macalinka kooxda Man United Ole Ginner Solskjaer ayaa amaanay kooxda Barcelona kadib markii xalay ay garaaceen kooxdiisa United-ka lagana ciribtiray tartanka Champions League-ga. Kooxda Man...

Valverde:“Messi Marwalba waa xidig ku caawinaya kulamada waa weyn”

Tababaraha kooxda Kooxda Barcelona Enresto Valverdi ayaa aad u amaanay xidigaha kooxdiisa Barcelona kadib guushii xalay ay ka gaareen kooxda Man United lugta labaad...
error: Content is protected !!