Monday, January 21, 2019

Taliye cusub ee qeybta 60-aad oo Baydhabo lagu soo dhaweeyey.

Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay waxaa maanta laga soo dhaweeyey taliya cusub ee qeybta 60-aad ee C.X.D.S S/guuto; Cabdiraxmaan Maxamed Cusmaan(Tima Cadde), oo...

Laftagareen oo shir Gudoomiyey shirka Golaha wasiirada KGS

Cabdi Casiis Mxamed Xasan Laftagareen Madaxweynaha Cusub ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta shir gudoomiyey kulanka Golaha Wasiirata KGS,tan iyo markii lagu wareejiyey Xilka...

Midowga Yurub oo hakinaya kaalmada Booliska Koofur Galbeed

Midowga Yurub ayaa sheegay in uu hakad gelinayo kaalmada uu siiyo Booliska Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya. Arrintan ayaa ka dhalatay kaddib markii Midowga Yurub, Germany...

Al-shabab oo sheegtay in ay saanad ciidan ku qabsatay dagaal ka dhacay duleedka Baydhaba

Xarakada  AL-shabaab ayaa sheegay in saaka uu dagaal kula wareegay degaanka Goof Guduud Buurey oo ku yaalla Gobolka Baay. Al-shabab ayaa sheegtay in ciidamo ka...

Maxkamadda Ciidanka oo xukun dil ah ka fulisay Baydhaba.

Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay,waxaa saaka lagu toogtay, Maxamed Aadan  Cali Booroow, oo lagu helay dilka Sheekh Mad-dheer Mad-gaab Caliyow. Maxamed ayaa lagu eedeeyay...

Lafta-Gareen oo xilka kala wareegay ku simaha Madaxweynaha K/Galbeed

Munaasibad maanta ka dhacday magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa xilka Madaxweynaha kula wareegay C/Casiis Xasan Lafta-Gareen oo xilkan loo doortay todobaadkii...

Madaxii hore UNSOM ee Koofur Galbeed oo maanta lasoo sagootiyay. (Sawirro).

Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Koofur Galbeed waxaa maanta lagu qabtay Xaflad lagu soo sagootinayay u qaabilsahiii UNSOM ee Baydhabo. Madaxeeynaha Cusub...

Goorma ayey dhaceysaa munaasibadda Caleemasaarka Lafta-gareen?

Madaxweynaha cusub ee dowlad Goboleedka Koofur Galbeed ayaa tan iyo doorashadiisii 19kii Bishan waxaa uu kulamo kala duwan la leeyahay dhinacyada saameynta ku leh...

Al-Shabaab oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Daacish.

Al Shabaab ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigeen xubno ka tirsan kooxda yar ee Daacishta Somaliya, kuwaasi oo maleegayay inay dilal qorsheysan la beegsadaan...

RW Khayre oo faray hay’adaha heer Federaal in ay dardar geliyaan xal...

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo...
error: Content is protected !!