Tuesday, April 23, 2019

Ciidanka Koofiya casta oo afar qof ku xiray Afgooye

Wararka naga soo gaaraya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in Ciidanada Koofiya casta ee Degmadaas u tagay safarka Madaxweynaha ayaa waxaa...

Madaxweyne Farmaajo oo maanta tagaya Afgooye

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta tagaya Magalada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose. Soo dhaweynta Madaxweynaha ayaa ka socota Magaalada...

Al-shabab oo sheegatay in ay weerarro ka fulisay Muqdisho iyo Sh.Hoose

Baraha Internetka ee taageera Xarakada Al-shabaab ayaa sheegaya in ay xalay dagaallo iyo qaraxyo ay ku qaadeen xarumaha Ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku kala...

Maxkamadda Ciidanka oo xukun dil ah ku ridday Labo Askari.

Maxamadda Ciidamada qalabka sida qeybteeda 60aad ee degaannada Koofur Galbeed ayaa maanta waxaa ay xukun dil ah ku ridday labo Askari oo ka tirsana...

Wariye lagala baxay Guri uu ka degganyahay Wanllaweyn

Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in Wariya ka tirsan Idaacad ku taalla Degmada Wanllaweyn ee Gobolka Shabeellaha hoose saaka lagala baxay...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Guddiga Difaaca Baarlamaanka.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka. Kulanka ayaa waxaa...

AlShabaab oo Weeraray Markab AMISOM Saanad u siday.

Wararka ka imaanaya Degmada Baraawe ee Xarunta Maamulka Koofur Galbeed ayaa sheegaya in la Weeraray Markab saanad Ciidan u waday Ciidamada Midowga Afrika ee...

Al-shabab cut in a Man’s hand for stealing Properties  

On Yesterday afternoon AL-shabab Cut in Madey Abdikadir’s Hand for Alleging he stolen a Property from his remote Village in Farsoley ,  Lower shabelle...

AMISOM oo tababar u soo xirtay Boolis ka tirsan Koofur Galbeed

Ciidanka AMISOM ayaa tababar socday toban maalmood u qabtay 30 ka mid ah Saraakiisha Booliska ee Maamulka Koofur Galbeed. Askartaasi waxaa la barayay hanaanka maamulka...

Al-shabab oo xukun gacan gooyn ah ka fuliyay Shabeellaha hoose.

Wararka ka imanaya degaanka Kuunya Barroow ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in Al-shabaab ay shalay gelinkii dambe halkaas gacanta uga jareen wiil lagu...
error: Content is protected !!