Thursday, March 21, 2019

Al-shabab cut in a Man’s hand for stealing Properties  

On Yesterday afternoon AL-shabab Cut in Madey Abdikadir’s Hand for Alleging he stolen a Property from his remote Village in Farsoley ,  Lower shabelle...

AMISOM oo tababar u soo xirtay Boolis ka tirsan Koofur Galbeed

Ciidanka AMISOM ayaa tababar socday toban maalmood u qabtay 30 ka mid ah Saraakiisha Booliska ee Maamulka Koofur Galbeed. Askartaasi waxaa la barayay hanaanka maamulka...

Al-shabab oo xukun gacan gooyn ah ka fuliyay Shabeellaha hoose.

Wararka ka imanaya degaanka Kuunya Barroow ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in Al-shabaab ay shalay gelinkii dambe halkaas gacanta uga jareen wiil lagu...

Wasaaradaha Kalluumeysiga D.Goboleedyada oo xiriirka u jaray midda Federaalka.

War saxaafadeed ay wada jir u soo saareen Wasaaradaha Kalluumeysiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayey ku sheegeen in ay hakiyeen wixii xiriir wada shaqeyneed ahaa...

Koofur Galbeed oo u digtay ciidamadeeda ku lug leh is qab qabsiga dhulalka.

Maamulka Koofur Galbeed ayaa digniin u diray Ciidamada Maamulkaas iyo Dadka ka shaqeeya isqab qabsiga dhinaca dhulalka ee ka jira degaannada maamulkaas. Wasiirka Amniga Xasan...

Al-shabab oo sheegay in ay qarax ku dhaawaceen Guddoomiyaha Awdiinlle

Guddoomiyaha Degmada Awdiinlle ee Gobolka Baay ayaa lagu dhaawacay weerar Miino ah oo ka dhacay duleedka Magaalada Baydhaba. Awdiinlle waxaa ay 30km u jirtaa Magaalada...
error: Content is protected !!