Monday, April 22, 2019

Dowlad Goboleedyada oo D.Federaalka ku eedeeyay Khilaafka Galmudug

War-saxaafadeed ka soo baxay Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa looga hadlay Khilaafka hadda ka taagan Maamulka Galmudug. War-saxaafadeedka waxaa loogu baaqay dowladda dhexe in ay joojiso...

Wafdi ka socda Aqalka sare oo u ambabaxay Baydhaba

Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay,waxaa maanta u amba baxay Wafdi ka socda Golaha aqalka sare kuwaas oo ka mid ah Guddiyadii ay Golaha...

Al-shabab oo saaka weeraray Afgooye

Xarakada Al-shabab ayaa saaka weerar ka geystay degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose. Wararku waxaa ay sheegayaan in AL-shabaab ay Magaalada Afgooye ka weerareen Xaafadda...

Golaha Aqalka sare oo soo bandhigay Liiska Guddiyada loo dirayo dowlad Goboleedyada

Golaha aqalka sare ee Soomaaliya ayaa soo saaray magacyada Xubnaha loo dirayo dowlad Goboleedyada dalka si loo xalliyo khilaafka u dhaxeeya dowladda dhexe iyo...

Dowlad Goboleedyada oo Shuruud ku xiray ka qaybta shirka 17-ka Bishaan lagu ballamiyay.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Golaha Amniga Qaranka oo xubno ka yihiin Madaxda Dowlad Goboleedyada ku ballamiyay ka qaybgalka shir soconaya...

Mareykanka oo ka hadlay weerarkii Mubaarak

Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay weerar 11kii Bishan ka dhacay degaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellaha hoose. War-saxaafadeed ka soo baxay howlgalka Mareykanka ee Afrika ee...

Xildhibaanno mooshin ka wada shariif Xasan oo sheegay in dil loogu hanjabay

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Koofur Galbeed ayaa sheegay in dil uu ugu hanjabay Wasiirka Garsoorka ee Maamulka Koofur Galbeed. Xildhibaannadan oo la baxay kuwa isbeddel...

Guddoonka Golaha shacabka oo la kulmay musharrixiinta Koofur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxaa uu kulan la qaatay Musharrixiinta u taagan xilka madaxtinimada Maamulka Koofur Galbeed. Dadka xubnaha sida gaarka ah loo hadal...

Meydad lagu arkay degaanka Mubaarak kaddib duqeyn xalay dhacday

Wararka naga soo gaaraya Degaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in halkaas weerar ay ka geysteen diyaarado dagaal. Hay'adda Nabad Sugidda Soomaaliya ayaa...

Howlgal ka socda Magaalada Marka

Wararka saaka naga soo gaaraya Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in saaka uu howlgal ka socdo Magaalada Marka ee Xarunta...
error: Content is protected !!