Monday, January 21, 2019

Koofur Galbeed oo joojisay Siminaar Xisbiga Xasan Sheekh ku qaban lahaa Baydhaba

Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta joojiyay Siminnaar Magaalada Baydhaba uu ku qaban lahaa Xisbiga Madaxweynihii hore ee Soomaaliya. Xisbiga UPD ee uu guddoomiyaha ka...

Mareykanka oo weerar ka fuliyay Shabeellaha hoose

Wararka naga soo gaaraya Degaanka Hantiwadaag ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay uu weerar ka dhacay degaankaas. Degaanka Hantiwadaag, waxaa uu 12km u...

Waa sidee xaaladda Marka oo uu xalay dagaal ka dhacay?

Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha hoose ayaa saaka deggan kaddib dagaal xalay fiidkii ku dhexmaray AL-shabaab iyo Ciidamada dowladda. Ciidamo ka tirsan AL-shabab ayaa...

Lafta Gareen oo booqanaya Baraawe

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya C/Casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa maanta tagaya Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha hoose. Lafta-Gareen ayaa Baraawe kula kulmaya Odayaasha...

Dagmada Qoryooley;Caruur dhimasho iyo dhawac ka soo gaaray Miino ay ku ciyaarayeen.

Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in qarax ka dhacey wabiga dhiniciisa ay ku Shan caruur ah sidoo...

Howlgal saaka ka socda Afgooye iyo hareeraheeda

Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa mar kale saaka ku jarmaaday baaritaan ay ku sameynayaan Xaafadaha gudaha Afgooye iyo hareeraha Magaalada. Ciidamo si gaar...

Lafta-Gareen oo kulan la qaatay Saraakiisha Amaanka.

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaliya C/casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa maanta Magaalada Baydhaba kulan kula qaatay saraakiisha hay’adaha amaanka ee Maamulkaas. Saraakiisha uu Lafta...

Howlgal saaka ka socda Afgooye

Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose waxaa ka socda Howlogal ay wadaan Ciidamada dowladda Soomaaliya. Howlgalka ayaa ah mid lagu baarayo Guryaha,Gaadiidka iyo Goobaha kale...

Lafta-gareen oo guddi u saaray rabshadihii ka dhacay Baydhaba

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya C/Casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa guddi u saaray rabashadihii ka dhacay Baydhaba bishii la soo dhaafay. Guddigan oo ka...

Mareykanka oo sheegay inuu 10 Shabaab ah ku dilay duqeyntii u horeysay ee Sanadan.

Dowladda Mareykanka, ayaa sheegatay in duqeyntii u horeysay ee sanadkan diyaaradohooda ka geystaan Somaliya uu ka dhacay meel ku dhow deegaan lagu magacaabo Dheerow...
error: Content is protected !!