Saturday, March 23, 2019

Halkuu marayaa wadahadalka dowladda dhexe iyo Mukhtaar Roobow?

Wafddi uu hoggaaminayo Taliyaha Nabad Sugidda Soomaaliya ayaa shalay gaaray Magaakada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay. Taliyaha waxaa safarkiisa ku wehliya Xildhibaanad Fowsiyo Maxamed Sheekh Guddoomiyaha Guddiga...

Mukhtaar Roobow oo ka jawaabay go’aankii dowladda Federaalka ah ka qaadatay

Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa waxaa uu maanta ka jawaabay hadal ka soo baxay Dowladda Federaalka kaas oo ahaa in uusan u tartami...

Mareykanka oo Sheegay in uu dilay Xubno katirsan Al-Shabaab.

Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn, Ciidamada Kumaandooska Mareykanka oo kaashanaya kuwo Soomaali ah oo la shaqeeyo ayaa duqeyn ka geysteen Deegaano ku yaalla Koofurta Muqdisho. War...

Maamulka Koofur Galbeed oo xilka u kala wareejiyay maamulkii Qansax-dheere

Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed, Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Qansaxdheere ee Gobolka Baay. Wafdiga Wasiirka ayaa u kuurgalay...

Puntland oo raalli gelin ka bixisay hadalkii Gaas ee ku socday Koofur Galbeed

Maamulka Puntland ayaa raalli gelin rasmi ah ka bixiyay hadal ay gef ku tilmaameen dadka degaannada Koofur Galbeed oo uu Madaxweynaha Puntland ka sheegay...

Gaari lagu rasaaseeyay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Sida Ilo wareedyo Mustaqbal Radio u sheegeen Kooxo ku labisan Dariiska Ciidanka Dowladda gaar ahaan kuwa Militariga ayaa rasaaseeyay Gaari kusii socday Degmada Afgooye. Gaariga...

Al-shabab iyo Dowlad oo ka hadlay dagaal ka dhacay Qoryooley

War ka soo baxay Al-shabaab ayey ku sheegteen in ay dagaal kula wareegeen degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha hoose. Al-shabab ayaa sheegay in dagaal socday...

Dowlad Goboleedyada oo D.Federaalka ku eedeeyay Khilaafka Galmudug

War-saxaafadeed ka soo baxay Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa looga hadlay Khilaafka hadda ka taagan Maamulka Galmudug. War-saxaafadeedka waxaa loogu baaqay dowladda dhexe in ay joojiso...

Wafdi ka socda Aqalka sare oo u ambabaxay Baydhaba

Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay,waxaa maanta u amba baxay Wafdi ka socda Golaha aqalka sare kuwaas oo ka mid ah Guddiyadii ay Golaha...

Al-shabab oo saaka weeraray Afgooye

Xarakada Al-shabab ayaa saaka weerar ka geystay degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose. Wararku waxaa ay sheegayaan in AL-shabaab ay Magaalada Afgooye ka weerareen Xaafadda...
error: Content is protected !!