Thursday, March 21, 2019

Mareykanka oo Sheegay in uu dilay Xubno katirsan Al-Shabaab.

Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn, Ciidamada Kumaandooska Mareykanka oo kaashanaya kuwo Soomaali ah oo la shaqeeyo ayaa duqeyn ka geysteen Deegaano ku yaalla Koofurta Muqdisho. War...

Xildhibaan katirsan Koofur Galbeed oo lagu dilay magaalada Baydhabo.

Warar goordhow naga soo gaaraya magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in lagu dilay Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Koofur Galbeed. Xildhibaanka la dilay, ayaa lagu magacaabi jiray C/Shakuur...

Mareykanka oo sheegay inuu 10 Shabaab ah ku dilay duqeyntii u horeysay ee Sanadan.

Dowladda Mareykanka, ayaa sheegatay in duqeyntii u horeysay ee sanadkan diyaaradohooda ka geystaan Somaliya uu ka dhacay meel ku dhow deegaan lagu magacaabo Dheerow...

Mareykanka oo beeniyay in uu taageerayo musharrax ka mid ah Koofur Galbeed

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in aysan jirin musharrax ay taageersantahay oo ka qeybgelaya doorashada Madaxtinimada ee ka dhaceysa degaannadaas bartamaha bisha soo socota. Qoraal lagu...

9; Qof oo lagu dilay Gobolka Shabeellaha hoose

Ugu yaraan 9; qof oo ay ku jiraan lix Haween ah ayaa la xaqiijiyay in ay dhinteen halka labo kalena oo haween ah  la...

Kulan Xal loogu raadinayay Rabshadaha ka jira Baydhabo oo ka dhacay Magaaladaasi.

Sida Mustaqbal radio ay u sheegeen qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koofur Galbeed, saacadihii lasoo dhaafay waxaa Magaalada Baydhabo ku kulmay ku simaha...

Madaxweynayaasha Hirshabelle iyo K/Galbeed oo dhagaxdhigga ka qeybgalay

Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed ayaa ka qeybgalay munaasibadda dhagax dhigga dhismaha Waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye iyo Muqdisho iyo Jowhar. Munaasibadda...

Madaxweyne Farmaajo oo kulamo la qaatay Qaybaha Bulshada Magaalada Marka.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo xalay ku hoyday Magaalada Marka waxa uu kulamo la qaatay xubno laga soo xulay qaybaha...

Golaha Iskaashiga D.Goboleedyada oo sheegay in doorashada ka dhacday Cadaado ay waddo D.Federaalka ah

Qoraal ka soo baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ee ku shiraya Magaalada Garowe ayaa lagu sheegay in doorashada ka dhacday Magaalada Cadaado ay...

Dowladda iyo Al-shabab oo ka hadlay dagaallo ka dhacay Shabeellaha hoose

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa ka hadlay dagaallo xalay ilaa maanta ka dhacay Gobolka Shabeellaha hoose. Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose ee...
error: Content is protected !!