Monday, January 21, 2019

Madaxweyne Farmaajo oo mar kale shir ku ballamiyay Dowlad Goboleedyada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa isaga oo garwaaqsan baahida loo qabo ilaalinta midnimada, wadajirka iyo qarannimada Soomaaliyeed, isla markaasna tixraacaya...

Madaxweynaha Koofur Galbeed iyo Taliyihii hore ee Nabad sugidda oo Baydhabo ku kulmay. (Sawirro).

Magaalada Baydhabo waxaa maanta ku kulmay Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sh.Aadan iyo Taliyihii hore ee Nabad sugidda Soomaaliya Xuseen Cismaan Xuseen oo...

Mukhtaar Roobow oo ka jawaabay go’aankii dowladda Federaalka ah ka qaadatay

Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa waxaa uu maanta ka jawaabay hadal ka soo baxay Dowladda Federaalka kaas oo ahaa in uusan u tartami...

Madaxweynayaasha Hirshabeelle iyo K.Galbeed oo codsi gaar ah u diray dowladda Somaliya.

Madaxweynayaasha Maamu Goboleedyada Hirshabeelle iyo Koofir Galbeed Maxamed Cabdi Waare iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa codsi gaar ah u diray dowladda Federaalka ah...

Madaxweyne Waare oo laga reebay Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada. (Sawirro)

Wararka ka imanaaya Magaalada Garoowe ayaa sheegaya in gelinka dambe ee maanta uu ka furmayo Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Gooleedyada. Sida ka muuqato Boorarka madaxda...

Meydad lagu arkay degaanka Mubaarak kaddib duqeyn xalay dhacday

Wararka naga soo gaaraya Degaanka Mubaarak ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in halkaas weerar ay ka geysteen diyaarado dagaal. Hay'adda Nabad Sugidda Soomaaliya ayaa...

Halkuu marayaa wadahadalka dowladda dhexe iyo Mukhtaar Roobow?

Wafddi uu hoggaaminayo Taliyaha Nabad Sugidda Soomaaliya ayaa shalay gaaray Magaakada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay. Taliyaha waxaa safarkiisa ku wehliya Xildhibaanad Fowsiyo Maxamed Sheekh Guddoomiyaha Guddiga...

Xildhibaanno katirsan Baarlamanaka oo eedeeyay Xukuumadda dhexe

Xildhibaannada ku jira golaha aqalka sare iyo golaha shacabka kana soo jeeda dowlad Gonoleedka Koofur Galbeed ayaa ku eedeeyey dowladda Federaalka in ay u...

Xaaf oo shahaado sharaf ka helay dowlad Goboleedyada,Sawirro

Iyada oo Maanta Magaalada Garowe lagu soo gaba gabeeyay shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada lagana soo saaray war-murtiyeed ka kooban 15 qodob oo Amaanka,Siyaasadda...

Koofur Galbeed oo D.Federaalka ku eedeysay in lacag iyo Gaadiidka aanay xabbadda karin geysay...

Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in dowladda Federaalka ah ay Magaalada Baydhaba geysay Gaadiidka aanay Xabadda karin iyo lacago farabadan oo lagu doonayo...
error: Content is protected !!