Thursday, March 21, 2019

Mareykanka oo ka hadlay duqeyn uu ka geystay Awdheegle

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in saddex ka mid ah Dhaq dhaqaaqa Al-shabaab ay ku dishay duqeyn 18kii Bishan ay ka geystay Degmada Awdheegle ee...

Al-shabab oo sheegtay in la wareegtay Dhanaane

Dhaq Dhaqaaqa Al-shabab ayaa sheegay in uu la wareegay degaanka Dhanaane oo ay Saldhig ku lahaayeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Degaankan oo isku xira Waddada Xeebta...

Xildhibaan Jeesow oo sheegay in Xubno katirsan Al-Shabaab lagu dilay Wanlaweyn.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo katirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka oo la hadlay Mustaqbal ayaa sheegay in dagaal shalay ka dhacay Wanlaweyn lagu dilay xubno...

Ciidamada Danab oo shaaciyay Magacyada Xubno ay sheegeen in Al-Shabaab ay ka dileen.

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo taageero ka helaya Ciidamo Mareykan ah ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay gudaha degaanka xeebte ee Jilib Marko ee Gobolka Shabellada...

Dad ku dhintay Qarax ka dhacay Suuq lagu iibiyo xoolaha oo ku yaalla...

Ugu yaraan 7 Qof ayaa ku geeriyootay halka tiro intaas ka badan ay ku dhaawacmeen qarax maanta ka dhacay degaanka Goofguduud  Buurey ee Gobolka...

Mareykanka oo iska fogeeyay in Askar waxyeelo ugu gaartay Howlgal ay ka sameeyeen Shabeelaha...

Dowladda Mareykanka ayaa Xaqiijisay in Ciidamadooda Militariga ah ee ka howlgalka Qaaradda Afrika ay qayb ka ahaayeen Howlgal gaar ah oo ka dhacay Gobolka...

Al-shabab oo sheegtay in Askari Mareykan ku dishay weerar ka dhacay Sh.hoose

Dhaq dhaqaaqa Al-shabab ayaa sheegay in Askari Mareykan ah uu ku dhintay labo kalena ku dhaawacmeen dagaal xalay ka dhacay degaanka Daarsalaam ee Gobolka...

Degmada Marka oo loo magacaabay Gudoomiye Cusub.

Warqad kasoo baxdey wasiirka wasaaradda arimaha gudaha ee Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya  Maxamed Abuukar Abdi ayaa lagu magacaabey gudoomiyaha degmada Marka ee gobolka...

Gobolka Shabeellaha hoose oo loo magacaabay Gudoomiye Cusub.

Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose . Wareegto ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen ayaa...

Madaxda Maamul Goboleedyada oo ka hadlay Qaraxyada iyo Weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen Makka...

Madaxweynayaasha Mamaul Goboleedyada Puntland, Jubbaland, Koofur Galbeed, Galmudug iyo Hir-Shabeelle ayaa Cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ay ku qaadeen Dhismo isugu jiro Ganacsi iyo Hoteelo. Warsaxaafadeedyo kasoo...
error: Content is protected !!