Sunday, April 21, 2019

Dowladda oo kordhineysa ciidanka Shabeellaha hoose

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in la kordhinayo Ciidamada dagaalka kula jira Al-shabaab ee ku sugan Gobolka Shabeellaha hoose. Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah...

Guddoomiyaha Marka oo ka hadlay go’doonka ay ku jirto magaaladaas

Guddoomiyaha cusub ee Magaalada Marka ayaa sheegay in ay qorsheynayaan in go'doonka saaran magaaladaasi ay ka qaadaan. Cabdullahi Cali Axmed Waafow ayaa sheegay in Magaalada...

Saddex qof oo lagu dilay Duleedka Muqdisho

Ugu yaraan saddex qof ayaa xalay lagu dilay degaanka Ceelasha Biyaha oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha hoose ee Koofurta Soomaaliya . Dilkan ayaa dhacay markii...

Guddiga Doorashada Madaxa banaan oo ku dhawaaqay waqtiga la qabanayo kuraasta Golaha shacabka ka...

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa ku dhawaaqay in uu qaban doono doorashada boos buuxinta kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya...

Mareykanka oo sheegay in Xubno katirsan Al-Shabaab uu ku dilay Gobolka Shabeelaha Hoose.

Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in duqeyn cirka ah oo shalay ka geysteen Gobolka Shabeelaha Hoose in ay ku dileen Xubno katirsan Al-Shabab. War ka soo...

Askar lagu dilay Ceelasha Biyaha

Wararka ka imanaya degaanka Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in halkaas maanta lagu dilay saddex Askari oo ka mid ahaa Ciidamada...

Lafta Gareen oo magacaabay Afar Taliye ciidan

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa magacaabay Afar ka mid ah Taliyayaasha Ciidamada Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed. Taliyayaasha la magacaabay waxaa ka mid ah,...

Ciidanka Amaanka oo howlgal ka fuliyay Beledweyne iyo Ceelasha Biyaha

Howlgalka ayaa ahaa mid guri guri lagu baarayay sida dadka deegaanka ay Mustaqbal u sheegeen, ciidamada ayaa goobo fagaare ah isugu geeyay qaar kamid...

Shirka xeer dejinta federaalka iyo dowlad Goboleedyada oo ka furmaya Garowe

Shirka golayaasha xeer dejinta heer federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa maanta ka furmaya Magaalada Garoowe. Waxaa Magaalada Garoowe ku sugan Gudoomiyaasha Baarlamaanada Maamulada Puntland,...

Ciidamada Booliska oo 49 qof ku xir xiray Gobolka Shabeellaha hoose

Ciidamada Booliska Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay Gobolka Shabeellaha hoose ku xir xireen 49 qof oo lagu tuhmayo in ay ka tirsanyihiin dhaq...
error: Content is protected !!