Monday, January 21, 2019

Jubbaland oo sheegtey in ay baarayso sababta keentay sarra u kaca qiimaha shidaalka Kismaayo.

Gaadiidlayda Magaalada Kismaayo ayaa intabadan  iska xareeyay Gawaaridooda ka dib markii uu sare u kacay Qiimaha shidaalka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada hoose. Ganacsatada Magaaladaasi...

Axmed Madoobe oo booqday xero lagu tababarayo ciidanka Jubaland

Madaxweynaha Dowlad Goboleed Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta booqday deegaanka Cabdalla Biroole oo ay Xaro ku leeyihiin ciidamo ka tirsan Daraawiista...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubaland oo beeniyay eedeyn ay jeedisay Xildhibaanad Khadiija

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Jubaland Cabdi Maxamed C/Ramaan ayaa beeniyay eedeyn ay u jeedisay Xildhibaanad Khadiija Aadan Cabdi oo ka mid ah Baarlamaanka Jubaland. Xildhibaanad Khadiija...

Jubbaland oo Kismaajo ku soo bandhigtey nin ay sheegtey in uu ka soo goostay...

Laamaha Amaanka maamulka Jubbalan ayaa Magaalada Kismaajo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ku bandhigey nin ay sheegeen in uu ka soo goostey dagaalamayaasha Al...

Saraakiisha qeybta 43aad iyo kuwa Jubaland oo ka wadahadlay dagaalka ka dhanka ah Al-shabab

Kulankaan oo ka dhacay Magaalada Kismaayo ayaa u dhaxeeyay Madaxda iyo Saraakiisha Dowladda Federaalka iyo kuwa Maamulka Jubbaland. Waxaa lagu dajinayay qorshaha goobaha la qorsheynayo...

Xildhibaanad Khadiija: “Nafteyda ayaan kala soo baxsaday Kismaayo”

Xildhibaanad Khadiija Aadan Cabdi oo ka mid ah Baarlamaanka Jubaland ayaa sheegtay in ay nafteeda kala soo baxday Magaalada Kismaayo kaddib markii sida ay...

Gudoomiyaha Jubada Hoose oo sheegay in Maamulo loo sameynayo Deegaanada ay ka qabsadeen Al-Shabaab.

Gudoomiyaha Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay in Maamulo loo magacaabayo Deegaano uu sheegay in laga saaray Al-Shabaab. Xubno ka socda Maamulka Jubbaland ayaa maanta tagay...

WAREYSI: Ciidamada Kenya oo xiray Gudoomiyaha Ceel Waaq iyo Sarkaal Ciidan.

Ciidamada Kenya, ayaa magaalada Mandheera ku xiray Gudoomiyaha Degmada Ceel Waaq Ibraahim Guuleed Aadan iyo Korneel Warfaa Sheekh Aadan oo kamid ah Saraakiisha Ciidamada...

Shir u dhaxeeya Gudoomiyaha Aqalka sare iyo Labada Gole ee Jubbaland oo Kismaayo ka...

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta ee Gobolka Jubada Hoose waxa ay sheegayaan in maanta uu Magaaladaasi ka furmay shir gaar ah oo...

Guddoonka Aqalka sare oo ku wajahan Kismaayo

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Somaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in maanta ay tagaan Magaalada Kismaayo ee Xarunta...
error: Content is protected !!