Saturday, March 23, 2019

Taliyayaal Boolis oo tababar loogu soo xiray Muqdisho,Sawirro

Taliska Boolisk AMISOM ayaa magaalada Muqdisho tababar ugu soo xiray Taliyayaasha 40 Saldhig Boolis oo ka mid ah Booliska Soomaaliya. Taliyayaasha Booliska Soomaaliya ee tababarka...

Maamulka Dhoobley oo Amarro ka soo saaray Gawaarida Miyaaradaha Madow.

Heybe Axmed Cabdullaahi Taliyaha Ammaanka Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada hoose ayaa sheegay in ay wadaan howlgalo lagu sugayo ammaanka Degmada. Waxa uu tilmaamay in...

Kheyre oo maanta tagaya Kismaayo

Ra'isalwasaaraha XUkuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta tagaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada hoose. Wafdi horudhac u ah Wafdiga...

Odayaasha dhaqanka Jubbaland oo yeelanaya xarun u gaar ah.Sawirro.

Wasaaradda arrimaha gudaha Dowlad-goboleedka Jubbaland iyo Maamulka degmada Kismaayo ayaa maanta si wadajir ah u dhagax dhigay magaalada Kismaayo xarun xusub oo ay ku...

Duqeyn Diyaaradeed oo ka dhacday Gobolka Gedo.

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Diyaarado ay leedahay Dowladda Kenya ay duqeyeen deegaan lagu magacaabo Waraha kukume oo u dhaxeeya Degmada...

Toban Sano kaddib, waa sidee saldhigga Faafaxdhuun ee ay ka baxeen Ciidanka Kenya?, Sawirro

Ciidanka Kenya ayaa dhawaan saga baxay Saldhig ay ku lahaayeen degaanka Faafaxdhuun ee Gobolka Gedo ee Koofurta Soomaaliya. Saldhiggaas ayey Ciidanka Kenya degganaayeen ku dhawaad...

Wasiirka amniga Jubaland oo ka hadlay ololaha doorasho ee Kismaayo ka bilaabeen musharixiinta.

Wasiirka amniga maamulka Jubaland, ayaa markii u horeysay ka hadlay ololaha ay Kismaayo ka bilaabeen dad musharixiin ah oo doonaya iney u tartamaan doorashada...

Ciidanka Dowladda oo la wareegaya saldhiyadii ay ka baxeen Ciidanka Kenya

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in saraakiisha Ciidamada Dowladda iyo kuwa Maamulka Jubbaland ay ka kulmeen ciidanka Kenya ee ka baxay Deegaanka...

Ciidanka Kenya oo Askari Soomaali ahaa ku dilay Gedo

Wararka ka imanaya Degaanka Faafaxdhuun ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Kenya ay askari Soomaali ah ku dileen gobolkaas mid kalena ku dhaawacmeen. Askarta...

Al-shabab oo sheegtay in Ciidanka Kenya ay kala wareegeen degaanka Faafaxdhuun

Xarakada Al-shabaab ayaa saaka sheegatay in Ciidamadeeda ay dib ula wareegeen degaanka Faafaxdhuun ee Gobolka Gedo. Degaankan waxaa horay ugu sugnaa Ciidan ka socda Dalka...
error: Content is protected !!