Saturday, March 23, 2019

Dowlad Goboleedyada oo D.Federaalka ku eedeeyay Khilaafka Galmudug

War-saxaafadeed ka soo baxay Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa looga hadlay Khilaafka hadda ka taagan Maamulka Galmudug. War-saxaafadeedka waxaa loogu baaqay dowladda dhexe in ay joojiso...

Al-shabab iyo Jubaland oo guulo ka sheegtay dagaal ka dhacay Gobolka Gedo

Ciidamada Maamulka Jubaland iyo Xarakada Al-shabaab ayaa guulo ka sheegtay dagaallo ka dhacay Gobolka Gedo ee Koofurta Soomaaliya. Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Jubaland Jamaal Xasan Fareey...

Jubaland oo sheegtay in ay ka hortagtay shabakado qaraxyada u qaabilsanaa Al-shabab

Maamulka Jubaland ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen shabakado labo ah oo ka tirsanaa AL-shabaab una qaabilsanaa qaraxyada iyo dilalka qorsheysan. Wasiiru dowlaha Wasaaradda...

Golaha Aqalka sare oo soo bandhigay Liiska Guddiyada loo dirayo dowlad Goboleedyada

Golaha aqalka sare ee Soomaaliya ayaa soo saaray magacyada Xubnaha loo dirayo dowlad Goboleedyada dalka si loo xalliyo khilaafka u dhaxeeya dowladda dhexe iyo...

Dowlad Goboleedyada oo Shuruud ku xiray ka qaybta shirka 17-ka Bishaan lagu ballamiyay.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Golaha Amniga Qaranka oo xubno ka yihiin Madaxda Dowlad Goboleedyada ku ballamiyay ka qaybgalka shir soconaya...

Aw-Xirsi: ” Dowlad-goboleedyadu kama qeybgelayaan shirka Muqdisho, aniga ayaa la ii wakiishay”,Maqal

Sida uu Mustaqbal Radio u sheegay Wasiirka Qorsheynta Jubaland Aadan Aw-Xirsi Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa diiday ka qeybgalka shirka Amniga Qaranka ee uu dhawaan...

Jubaland oo joojisay wada shaqeyntii ay la lahayd wasaaradaha D.Federaalka

War ka soo baxay Maamulka Jubaland ayaa lagu sheegay in maamulkaasi uu si iskiis ah u joojiyay wada shaqeyntii uu la lahaa dowladda Federaalka...

Faah-faahin kasoo baxeyso Ganacsade lagu dilay Kismaayo.

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Gelinkii dambe ee Axadda lagu dilay nin la sheegay in uu...

Axmed Madoobe: “xisaab celinta Social Media ayaa naloo soo marsiiyay,annagana waan ku jawaabeynaa”

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in aysan jirin Lacag ay dowladda Federaalka ah siiyay dowlad Goboleedyada oo ay xisaab celin kaga...

Akhriso War-Murtiyeedka Shirka Kismaayo

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa war murtiyeed ka soo saaray shirkii maalmahan uga socday magaalada Kismaayo. Qodobada ugu muhiimsan waxaa ka mid ah in...
error: Content is protected !!