Monday, January 21, 2019

Farax Macallin: “ Kenya waxaa ay $1.5Milyan bishiiba siisaa Maamulka Jubaland”.

Hoggaamiyihii hore ee aqlabiyadda Golaha Baarlamaanka Dalka Kenya Farax  Macallin ayaa sheegay in Dowladda Kenya ay bil kasta dhaqaale siiso Maamulka Jubaland una dheertahay...

Jubbaland; Baar-Sanguuni waxaan ku dilnay 73 Al Shabaab ah.

  Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay dagaal saaka waabarigii Al shabaab ku qaadeen  Saldhig ciidanka Jubbaland ay ku leeyihiin deegaanka Baar-Sanguuni ee duleedka Magaalada Kismaayo...

Wasaaradaha Kalluumeysiga D.Goboleedyada oo xiriirka u jaray midda Federaalka.

War saxaafadeed ay wada jir u soo saareen Wasaaradaha Kalluumeysiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayey ku sheegeen in ay hakiyeen wixii xiriir wada shaqeyneed ahaa...

Jubaland oo soo bandhigtay Ciidanka ay ku qabsaneyso Bu’aale,Sawirro

Ciidamo isku dhaf ah oo isugu jiray Booliis, Militari iyo Daraawiish ayaa maanta dhuulatus Ciidan ku sameeyay Magaalada Kismayao ee Xarunta KMG ah ee...

Kusaabsan Dowladda dhexe & Dowlad-goboleedyada

Heerka xal-raadinta siyaasadda iyo dwladnimada Soomaaliyeed haddii uu joogi jiray waddanka dibaddiisa oo ay dhexdhexaadin jireen dad isugu jira shisheeye dan raadis ah iyo...

Axmed Madoobe: ” Afmadow waxaan u nimid inaan Dhabarka ka weerarno Bu’aale”

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka warbixiyay socdaal uu shalay ku tagay Magaalada Afgamadoow ee Gobolka Jubada hoose. Axmed Madoobe ayaa...

Sawirro: Duqeyntii ka dhacday Saakoow

Habeen hore duqeyn ka dhacday Magaalada Saakow ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxaa ku dhintay dad u badan Carruur dhiganayay Dugsi Qur'aan iyo dad...

Shirka Amniga Maamul Goboleedyada Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeynayo Kismaayo

Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose lagu soo gabagabeeyo shirka amniga ee dowlad goboleedyada dalka. Waxaa shirkan...

Howlgal ka dhan ah Al-shabab oo ka billowday duleedka Kismaayo

Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Jubbaland iyo kuwa dowlada Soomaaliya ay kawadaan howgalo ka dhan ah Al Shabaab. Wararku waxay...

Jubbaland forces arrested a man who beheaded his Father!

Reports from Port City of Kismayo, Southern Somalia are claiming that Jubaland Forces in Buulo Guduud Village 30km of Kismayo has arrested a man...
error: Content is protected !!