Thursday, March 21, 2019

Xoghaye Shaafi: “hadal aan ka sheegay Istanbuul ayaa la igu xiray Muqdisho”, dhegeyso

Xoghayaha Rugta Ganacsiga iyo Warshedaha Soomaaliya sidoo kalena ah Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Wershadaha Maamulka Jubaland Shaafi Raabi Kaahin ayaa maanta lagu xannibay Garoonka...

Madaxweyne Farmaajo oo mar kale shir ku ballamiyay Dowlad Goboleedyada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa isaga oo garwaaqsan baahida loo qabo ilaalinta midnimada, wadajirka iyo qarannimada Soomaaliyeed, isla markaasna tixraacaya...

Madaxweyne Waare oo laga reebay Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada. (Sawirro)

Wararka ka imanaaya Magaalada Garoowe ayaa sheegaya in gelinka dambe ee maanta uu ka furmayo Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Gooleedyada. Sida ka muuqato Boorarka madaxda...

Xaaf oo shahaado sharaf ka helay dowlad Goboleedyada,Sawirro

Iyada oo Maanta Magaalada Garowe lagu soo gaba gabeeyay shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada lagana soo saaray war-murtiyeed ka kooban 15 qodob oo Amaanka,Siyaasadda...

WAREYSI: Wasiirka Maaliyada Jubaland oo ka hadlaya baaqa Wasiir Beyle ee Xisaab celinta lacagaha.

Wasiirka Maaliyada maamulka Jubaland, ayaa ka hadlay qoraal maanta ka soo baxay Wasiirka Maaliyada Somaliya C/raxmaan Ducaale Beyle. Qoraal ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Maaliyadda...

173;  Kunteenar oo rasaas ah ayaa xamar taalla waxba nalagama siiyo

Madaweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa waxaa uu dowladda Federaalka ah ku eedeeyay in ay fara badan heyso islamakranaa aysan siineyn maamulladooda. Axmed Madoobe oo kulan...

Aw-Xirsi: ” Dowlad-goboleedyadu kama qeybgelayaan shirka Muqdisho, aniga ayaa la ii wakiishay”,Maqal

Sida uu Mustaqbal Radio u sheegay Wasiirka Qorsheynta Jubaland Aadan Aw-Xirsi Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa diiday ka qeybgalka shirka Amniga Qaranka ee uu dhawaan...

Saakoow: Diyaarado duqeeyay Isbitaal iyo Dugsi waxbarasho

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Saakow ee Gobolka Jubada dhexe ayaa sheegaya in Diyaarado dagaal ay xalay duqeyn ka geysteen Magaaladaas. Ugu yaraan saddex Carruur...

Wasiirada Dowlad Goboleedyada oo laga doonayo xisaab cilin

Warqadda summaddeedu tahay MOF/OM/1316/18 soona baxday 05-Sep-2018 oo ay soosaartay wasaaradda maaliyadda dowladda dhexe ee Soomaaliya ayaa looga dalbaday wasiirada maaliyadda ee dowlad-goboleedyada Soomaaliya in...

Aqriso War-Murtiyeedka Shirkii Dowlad Goboleedyada ee Garowe

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa shirkii ay ku lahaayeen Garowe ka soo saaray war-murtiyeed ku saabsan qodobadii ay ka doodeen. Dhinaca amaanka ayey ku...
error: Content is protected !!