Thursday, March 21, 2019

Ciidanka Kenya oo bur buriyay Saldhiggii Buusaar ee ay ka baxeen,Sawirro

Ciidamada Kenya ee todobaadkan isaga baxay Saldhig ay ku lahaayeen Degaanka Buusaar ee Gobolka Gedo ayaa dab qabadsiiyay Gawaari ka hallowday iyo qeybo ka...

Dowladda Somaliya oo sheegtay in doorashooyinka Galmudug iyo Jubaland ay ku dhacayaan waqtigooda

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in doorashooyinka Galmudug iyo Jubaland aysan dib uga dhaceyn waqtigooda lana qabanayo. Wasiirka wasaaradda arrinaha gudaha Xukuumadda Soomaaliya...

Ciidanka Kenya oo ka baxay Saldhig ay ku lahaayeen Gobolka Gedo

Wararka ka imanaya Gobolka Gedo ee Koofurta Dalka ayaa sheegaya in Ciidamada Kenya ay saaka isaga baxeen saldhig ay ku lahaayeen degaanka Buusaar. Ciidamada Kenya...

Axmed Madoobe “AMISOM waxa aan ugu maarmi kartaa innaga oo is aaminno”.

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay qorshaha kala guurka Ciidamada Midowga Afrika ee ku howlgala AMISOM. Waxa uu sheegay in...

Jubbaland oo sheegtay in ay dishey Saraakiil ka tirsan Al shabaab.

Ciidanka dowlad goboleedka Jubbaland iyo kuwa xoogga dalka ayaa maanta howl galo ka wadda deegaanno hoos taga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose. Saraakiish amaanka...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Dhallinyrada Jubbaland kala hadlay doorka ay ku leeyihiin Dalka.

Xasan Cali Kheyre Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa xalay Magaalada Kismaayo kula kulmay qaar kamid ah Ururada Dhallinyarada ee Jubbaland. Kheyre ayaa Dhallinyaradaan kala hadlay doorka...

Jubaland iyo Dowladda Federaalka oo heshiis ku kala saxiixanaya Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada hoose waxaa maanta lagu wadaa in ay heshiis ku kala saxiixdaan dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamulka...

Ra’isalwasaaraha Somaliya oo maanta tagaya Kismaayo

Ra'isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta tagaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada hoose. Safarka Ra'isalwasaaraha ayaa la xiriira sidii loo dhameyn lahaa...

Taliyayaal Boolis oo tababar loogu soo xiray Muqdisho,Sawirro

Taliska Boolisk AMISOM ayaa magaalada Muqdisho tababar ugu soo xiray Taliyayaasha 40 Saldhig Boolis oo ka mid ah Booliska Soomaaliya. Taliyayaasha Booliska Soomaaliya ee tababarka...

Maamulka Dhoobley oo Amarro ka soo saaray Gawaarida Miyaaradaha Madow.

Heybe Axmed Cabdullaahi Taliyaha Ammaanka Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada hoose ayaa sheegay in ay wadaan howlgalo lagu sugayo ammaanka Degmada. Waxa uu tilmaamay in...
error: Content is protected !!