Tuesday, December 11, 2018

Shir u dhaxeeya Gudoomiyaha Aqalka sare iyo Labada Gole ee Jubbaland oo Kismaayo ka...

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta ee Gobolka Jubada Hoose waxa ay sheegayaan in maanta uu Magaaladaasi ka furmay shir gaar ah oo...

Guddoonka Aqalka sare oo ku wajahan Kismaayo

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Somaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in maanta ay tagaan Magaalada Kismaayo ee Xarunta...

Jubaland oo dastuurkeeda ka saareysa qodob muhiim ah

Baarlamaanka Maamulka Jubaland ayaa ku kala qeybsamaya in qodob ka mid ah dastuurka maamulkaas la laalo. Qodobkan oo ah midka 93aad ee Dastuurka Jubaland ayaa...

Xildhibaan Katirsan Baarlamaanka Jubbaland oo Madaxweyne Axmed Madoobe ku eedeeyay in uu caburin ku...

Xildhibaan Maxamed Nuur Buulle katirsan Baarlamaanka Maamulka Jubbaland oo la hadlay Mustaqbal Radio ayaa sheegay in ay dareemayaan Culeys siyaasadeed iyo caga jugleen uu...

Shir lagu go’aaminayay Dagaal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Kismaayo. (Sawirro).

Shirkaan oo ka dhacay Magaalada kismaayo waxaa shir gudoominayay Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), waxaana ka qaybgalay Saraakiil ka kala socotay...

Sarkaal ka tirsanaa laanta Dambi baarista Somaliya oo lagu dilay Baladxaawo

Wararka naga soo gaaraya degmada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in lagu dilay Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Dambi baarista Soomaaliya. Rag hubeysan...

Axmed Madoobe oo magacaabay Hanti dhowraha Jubaland

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay Hnati dhowraha Jubaland. Axmed Madoobe ayaa Hanti dhowraha Jubaland u magacaabay C/Casiis Sheekh Xuseen Dayib, Axmed Madoobe...

Golaha Iskaashiga D.Goboleedyada oo war-saxaafadeed ka soo saaraya go’aankii aqalka sare

Maamul Goboleedka Jubaland ayaa soo dhaweeyay go'aankii ka soo baxay Golaha aqalka sare ee ahaa isku daygooda ay ku doonayaan in xal looga gaaro...

Aqalka sare oo sheegay in go’aan laga gaaray khilaafkii dowladda dhexe iyo D.Goboleedyada

C/Raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole oo ka mid ah Xubnaha Golaha aqalka sare ee Soomaaliya ayaa sheegay in Aqalka sare ee dalka uu ku guuleystay...

D.Federaalka oo sheegtay in 15 ka mid ah Al-shabab lagu dilay Jubada Dhexe

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeyn Diyaaradeed oo xalay ka dhacday Gobolka Jubada Dhexe lagu dilay Saraakiil katirsan Al-Shabaab. In ka badan 15-kamid ah...