Thursday, March 21, 2019

37 gaadiidka xamuulka ah oo ku xayiran duleedka Baledweyne.

Wararka ka Imaanayo  Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in gaadiidkii badan ay ku xayiran yihiin inta u dhaxeysa Magaalooyinka Baledweyne iyo Matabaan ee...

Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo hadlay duqeyn mar kale ka dhacday Hiiraan

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Howlgal qorsheysan oo ay si wadajir ah uga fuliyeen Ciidamada Dowladda iyo kuwa saaxiibadooda meel u dhaw Magaalada...

Mareykanka oo sheegay in uu 35 Al-shabaab ah ku dilay Hiiraan

War ka soo baxay Dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay in lagu dilay 35 xubnood oo ka mid ahaa Al-shabaab. Taliska Mareykanka ee AFRICA ayaa war...

Maxkamadda Ciidanka oo xukun dil ah ku ridday Askari dil hore geystay

Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidanka qalabka sida ayaa xukun dil ah ku ridday Askari ka tirsan Ciidanka dowladda oo dil horay u geystay. Askariga xukunka...

Duqeyn ka dhacday Gobolka Hiiraan

Wararka ka imanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay xalay duqeyn ka dhacday degaanno hoostaga Degmada Maxaas ee Gobolkaasi. Duqeynta ayaa la sheegayaa in lala...

Ciidamada AMISOM oo lagu weeraray Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in gelinkii dambe ee maanta lagu weeraray Kolonyo Gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada AMISOM. Mid kamid...

Maamulka Matabaan oo sheegay in ay canshuur ka qaadayaan gaadiidka Xamuulka.

Maamulka degmada Matabaan ee Gobolka Hiiran ayaa sheegay in ay balaabayaan canshuur ay ka qaadaan gaadiidka isticmaala wadada xariisada gobolada Hiiraan iyo Galgaduud ee...

AMISOM oo Wareejisay Saldhig ay ka hirgelisay Baladweyne.

Dhismaha saldhigaan waxaa mas'uuliyadiisa qaatay Booliiska AMISOM ee ku sugan Magaalada Baladwyene. Waxa ay dhiseen Xafiisyo kooban oo ay ku shaqeynayaan Saraakiil Booliis Soomaali ah,...

Waa imisa Askarta Burundi uga dhimatay Soomaaliya?

Ciidanka dalka Burundi ee ku jira Howlgalka AMISOM ayaa maalinta berri ah ee 21ka Bishan billaabaya in qeyb ka mid ah ay ka baxaan...

Gaari Miino kula Qaraxday Duleedka Degmada Jowhar.

Sida ay sheegayaan wararka Mustaqbal ay ka heleyso Gobolka Shabeelaha Dhexe, waxaa qarax la sheegay in uu ahaa Miino Wadada la geliyay uu ku...
error: Content is protected !!