Thursday, March 21, 2019

Al-shabab iyo Macaawisley ku dagaallamay Shabeellaha dhexe

Wararka ka imanaya degaanka Masaajid Cali-guduud ee Gobolk Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in halkaasi xalay ilaa saaka ay ku dagaallameen AL-shabaab iyo kooxda la...

Wasiirka Amniga Hirshabeelle oo Golaha wasiirrada la wadaagay qorshaha amniga

Wasiirka Amniga Maamulka Hirshabeelle C/Qaadir Aadan Jeelle, ayaa golaha Wasiirrada Maamulka Hirshabeelle la wadaagay qorshaha sugidda amniga degaannada Maamulkaasi. Wasiir C/Qaadir Aadan Jeelle ayaa sidoo...

Taliyayaal Boolis oo tababar loogu soo xiray Muqdisho,Sawirro

Taliska Boolisk AMISOM ayaa magaalada Muqdisho tababar ugu soo xiray Taliyayaasha 40 Saldhig Boolis oo ka mid ah Booliska Soomaaliya. Taliyayaasha Booliska Soomaaliya ee tababarka...

Dhageyso:- Arday maanta Arday kale ku dilay Magaalada Baladweyne.

Magaalada Baladweyne waxaa maanta lagu dilay Arday dhiganayay Dugsiga sare ee Mujamc oo ku yaalla Xaafadda Kooshin, waxaana dilay Arday ay isku fasal ahaayeen. Saciid...

Sawirro: Ciidamada amniga Baledweyne oo toogtay ruux miino aasayay, hubna soo bandhigay.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal Ciidamada amaanka ay ka sameeyeen xaafada Howlwadaag ee magaalada Beledweyne, halkaas oo todobaadyadii u danbeeyay ay...

Sargaal ka tirsanaa Milatariga Somaliya oo lagu dilay Beledweyn.

Wararka ka imanaya Xaafadda Howlwadaag ee Magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay sarkaal ka tirsanaa Milatariga Soomaaliya. Sarkaalkan ayaa magaciisa lagu sheegay Cumar...

Nin ka tirsan Jamaacada Takfiir oo wiilkiisa ku dilay Xawaadley, Dhegeysi.

Degaanka Xawaadley ee Gobolka Shabeelaha dhexe waxaa wiil uu dhalay ku dilay Nin ka tirsan Kooxda Takfiir . Qof ka mid ah Dadka degaanka Xawaadley...

Mareykanka oo sheegay in 26 ka mid ah Al-shabab ku dhinteen duqeyn ka dhacday...

Taliska Ciidanka Mareykanka ee Afrika ayaa war ka soo saaray duqeyn 28kii Bishii hore ay ka geysteen Gobolka Hiiraan ee Bartamaha Soomaaliya.. Duqeynta ayuu Mareykanku...

Faaho-faahin kasoo baxeysa Khasaaraha ka dhashay Qarax ka dhacay Magaalada Baladweyne.

Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee Xaruta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Galabta uu qarax ka dhacay Xaafadda Kooshin. Qaraxa ayaa ahaa Miino la dhigay...

Madaxda Maamul Goboleedyada oo ka hadlay Qaraxyada iyo Weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen Makka...

Madaxweynayaasha Mamaul Goboleedyada Puntland, Jubbaland, Koofur Galbeed, Galmudug iyo Hir-Shabeelle ayaa Cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ay ku qaadeen Dhismo isugu jiro Ganacsi iyo Hoteelo. Warsaxaafadeedyo kasoo...
error: Content is protected !!