Monday, April 22, 2019

Xildhibaan Cali Ciiley oo Madaxweyne Waare ka dalbaday in uu Is casilo.

Xildhibaan Cali Cismaan Ibraahim (Cali Ciiley) oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Hir-Shabeelle ee Mooshinka ka gudbiyay Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare oo la hadlay Mustaqbal...

Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo aqbalay Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Waare.

Guddoonka Baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle Sh.Cismaan Barre oo la hadlay Mustaqbal Radio ayaa sheegay in uu aqbalay Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Hir-Shabelle Maxamed Cabdi...

Hirshabelle oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Al-shabab

Maamulka Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay in uu billaabayo dagaal ka dhan ah Xarakada Al-shabab loogana saarayo degaannada ay AL-shabab ka joogaan Hirshabeelle. Madaxweyne ku xigeenka...

Dowladda oo guul ka sheegatay dagaal ka dhacay duleedka Beledweyne

Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa saaka ku dagaallamay degaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan. Saraakiil u hadashay dowladda Federaalka ah ee...

Al-shabab oo qabsaday degaanno ku dhow Balcad

Wararka naga soo garaay Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Al-shabaab ay maanta la wareegeen dhowr tuulo oo...

Dabageed “Ciddii Shabaab u xukun tagta, dib naguma soo laaban doonto”.

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa Ciidamada Ammaanka oo isugu jiro kuwa Dowladda iyo AMISOM ka dalbaday in ay gacanta ku...

Shacabka Beledweyne: ‘Gobolkeenna TB miyaa laga daweynayaa?, lixdii biloodba Guddoomiye cusub’, Maqal

Shacabka Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ka argti dhiibtay Magacaabista cusub ee Guddoomiyaha Gobolka. Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Guddoomiyaha cusub...

Yuusuf Daba-geed oo loo magacaabay Guddoomiyaha Hiiraan

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan u magacaabay Yuusuf Axmed Hagar (Daba-geed) oo dhowr jeer Guddoomiye ka soo noqday Gobolka. Yuusuf...

Maxkamadda Ciidanka oo xukun dil ah ku ridday Askari Bajaajle ku dilay Beledweyne

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Xukun dil ah ku ridday Askar ka tirsan Booliska Soomaaliya oo dil ka geystay Magaaladaas. Askariga oo lagu...

Malleeshiyo Beeleed Guryo iyo Beero isaga gubay Shabeellaha dhexe

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyo Beeleedyo ay ku dagaallamayana Gobolkaasi gaar ahaan Degmada Raaga Ceelle. Nabaddoon Muumin Xasan Jeelle...
error: Content is protected !!