Monday, January 21, 2019

Hiran Security conducted anti Al-shabab operation

Reports from outskirt of Beletweyn say Hiran Regional Security forces conducted an operation to kick Al-shabab out of the Region. Areas conducted the Operations are...

Duqeyn ka dhacday Shabeellaha dhexe

Wararka naga soo gaaraya degaanka Qalimow ee Gobolka Shabeellaha dhexe waxaa ay sheegayaan in halkaas duqeyn ka dhacday Maqribkii xalay. Degaanka Qalimow oo 30km u...

Maamulka Hiiraan oo ku baaqay daminta Colaadda Matabaan

Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaallamaya degaanka Baanyaaley in ay dagaalka joojiyaan. Kulan ay maanta isugu yimaadeen mas'uuliyiinta Maamulka Gobolka iyo kan...

Maamulka Hirshabeelle oo ku baaqay in Hay’aduhu shaqaaleysiiyaan dhallinyaradooda

Maamulka Hirshabeelle ayaa baaq u diray hay’adaha shaqada bixiya ee ka howlgala degaannada Maamulkaas,waxaaana uu ugu baaqay in ay shaqaaleysiiyaan dhallinyarada  reer Hirshabeelle Axmed Cabdullahi...

Wasaaradaha Kalluumeysiga D.Goboleedyada oo xiriirka u jaray midda Federaalka.

War saxaafadeed ay wada jir u soo saareen Wasaaradaha Kalluumeysiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayey ku sheegeen in ay hakiyeen wixii xiriir wada shaqeyneed ahaa...
error: Content is protected !!