Thursday, March 21, 2019

Al-shabab oo sheegtay in sarkaal ka tirsanaa dowladda ku dishay fagaare ku yaalla Gamboole

Xarakada AL-shababa ayaa sheegatay in shalay gelinkii dambe ay degmada  Gamboole ee Gobolka Shabeellaha dhexe ku dishay sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Dadka Magaalada...

Hirshabeelle oo xilalkii ka qaadday Guddoomiyayaashii Buulo Burde iyo Jalalaqsi

Wasiirka arrimaha gudaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyayaashii Degmooyinka Jalalaqsi iyo Buurlo Burte ee Gobolka Hiiraan. Wasiir Caadle ayaa...

Yuusuf Daba-geed oo loo magacaabay Guddoomiyaha Hiiraan

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan u magacaabay Yuusuf Axmed Hagar (Daba-geed) oo dhowr jeer Guddoomiye ka soo noqday Gobolka. Yuusuf...

Al-shabab iyo Macaawisley ku dagaallamay Shabeellaha dhexe

Wararka ka imanaya degaanka Masaajid Cali-guduud ee Gobolk Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in halkaasi xalay ilaa saaka ay ku dagaallameen AL-shabaab iyo kooxda la...

Waa imisa Askarta Burundi uga dhimatay Soomaaliya?

Ciidanka dalka Burundi ee ku jira Howlgalka AMISOM ayaa maalinta berri ah ee 21ka Bishan billaabaya in qeyb ka mid ah ay ka baxaan...

Maamulka Hiiraan oo ku baaqay daminta Colaadda Matabaan

Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaallamaya degaanka Baanyaaley in ay dagaalka joojiyaan. Kulan ay maanta isugu yimaadeen mas'uuliyiinta Maamulka Gobolka iyo kan...

Howlgal ka socda Beledweyne kadib dil xalay ka dhacay

Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa howlgal ka wada Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Howlgalkan ayaa waxaa uu daba socdaa dil xalay loo geystay sarkaal ka...

Taliska 27-aad CXDoo Guulo ka sheegtay Howlgalo ay ka sameeyeen Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Taliska xoogga dalka Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay howlgallo isdaba joog ahaa oo Maalmihii la soo dhaafay ka socday deegaano hoostaga degmada Balcad ee...

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Waare oo booqasho ku jooga dalka Jarmalka

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo booqasho ku jooga dalka Jarmalka ayaa kulamo kula qaatay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda wadankaasi iyo xubno...

Sawirro: Madaxweynaha Hirshabelle Oo la kulmay Taliyaha Guud Ee AMISOM.

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Magaalada Jowhar ku qaabilay Taliyaha Ciidamadda Midowga Africa ee  AMISOM Sarreeye Guud Jim...
error: Content is protected !!